Daawo Fannaaniin ka tirsan Booliska Somaliland oo Hees Cusub Soo Bandhigay

Aftahannes.com //  Waxaannu Qaybteennan Suugaanta iyo Dhaqanka ee Aftahannews idiinku soo gudbinaynaa Hees cusub oo loo qaaday Ciidanka Booliska Somaliland, isla markaana ay qaadayaan Fannaaniinta isla Ciidanka Booliska qaarkood, taasoo muujinaysa Ciid jacayl, Calan jacayl, laguna ammaanayo dadka iyo hoggaankooda.

Waxaannu Heestan oo Muuqaallo kala duwan koobsatay idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoosee ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.