Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisu Maxay Kala Kulmeen Dubai?

Dubai(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefti uu hoggaaminayo, ayaa gaadhay magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ka dib markii uu Makhribkii xalay ka ambabaxay Hargeysa, waxaana halkaas ku qaabbilay Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Imaaraadka.

Haddaba, Madaxweynaha Somaliland oo dalkaas uga sii gudbi doona waddanka Boqortooyada Britian, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey Dubay, qaabkii loogu soo dhaweeyey Dubai iyo waxa ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisu kala kulmeen, halkaas waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.