Daawo Cali Khaliif Galaydh oo Ka Sheekeeyey Sheeko Cajiib ah oo dhex-martay Wiil Toddoba Sano Jir ah

CALI KHALIIF GALAYDH IYO CABBAAS-YARE QISO CAJIIB AH 2016

Balli-cad(Aftahannews):- Hoggaamiyaha Kooxda Maamulka Khaatumo Prof: Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka sheekeeyey qiso cajiib badan, isla markaana aad loogu wada qoslay oo dhex-martay isaga iyo Wiil yar oo toddoba sano jir ah oo la yidhaahdo Cabbaas-yare.

CALI KHALIIF GALAYDH IYO CABBAAS-YARE QISO CAJIIB AH 2016
CALI KHALIIF GALAYDH IYO CABBAAS-YARE QISO CAJIIB AH 2016
CALI KHALIIF GALAYDH IYO CABBAAS-YARE QISO CAJIIB AH 2016
CALI KHALIIF GALAYDH IYO CABBAAS-YARE QISO CAJIIB AH 2016

Prof: Galaydh oo ka hadlayey Madal Shir weyni ka socday oo ay dad badani ka qaybgaleen oo lagu qabtay deegaanka Balli-cad oo ka tirsan gobolka Cayn ama Buuhoodle, kaasoo lagaga hadlayey aayaha Khaatumo iyo qaabka loo waajahayo wadahadalka Khaatumo iyo Somaliland u furmay oo lagu wado dhawaan inuu si rasmi ah ugu bilaabmo labada dhinac.

Haddaba, Hadalka Cali Khaliif Galaydh kaga sheekeeyey Qisada qosolka iyo Xigmadda, dareenka iyo ujeeddada leh ee Cabbaas-yare, waxaannu jecelnahay inaannu idiinku soo gudbinno Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan Daawadayaal:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.