Hambalyo ku socota Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Duulista Hawada Somaliland Farxaan Aadan Haybe

WASIIRKA DUULISTA HAWADA SOMALILAND FARXAAN AADAN HAYBE 2016

Muuse Cabdillaahi Wacays, Eng. Maxamed Jaamac Siciid, Dr. Mustafe Muuse Cigaal, Axmed Kayd Ismaaciil, Eng. Idiris Maxxamed Xaaji Yuusuf, Maxamed Cabdinuur Xaaji Aadan, Cabdishakuur Maxamuud Xarbi, Prof: Cabdiqani Jaamac Siciid, Cabdiraxmaan Muxumed Warsame, Dr. Axmed Ismaaciil Galool, Dr. Axmed Ibraahin Maxamed, Cabdirisaaq Muxumed Maxamuud, Qoraa Mukhtaar Ibraahin Maxamed.

WASIIRKA DUULISTA HAWADA SOMALILAND FARXAAN AADAN HAYBE 2016
WASIIRKA DUULISTA HAWADA SOMALILAND FARXAAN AADAN HAYBE 2016

“Annagoo ah Xubnaha Magacyadoodu kor ku qoran yihiin, Dhammaantayo waxaannu Hambalyo iyo Bogaadin u diraynaa Wasiirka cusub ee loo magacaabay Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka ee Somaliland Madaxweynuhu u magacaabay Isku-shaandhayntii ugu dambaysay Farxaan Aadan Haybe, oo aannu leenahay Madaxweynuhu wuu asiibay magacaabistiisa, waana Masuul u qalma Xilkaas iyo Xilal la mid ahba.

Waxaannu Illaahay uga baryeynaa Wasiirka inuu xilka Qaran oo culayskiisa leh ku asturo. Waxaannu ku leenahay Wasiir Allaah hakugu asturo Xilkaas, Adiguna dedaal oo noqo Masuul aan dhayalsan gudashada waajibaadka Qaran ee la saaray.” Sidaa ayey Xubnahaasi ku yidhaahdeen Qoraalkan oo ay soo gaadhsiiyeen Aftahannews.

aftahaninc@gmail.com

Aftahanenws.com

Hargeysa/Somaliland.