Wax ka Baro Sababta Keentay in Kelmadda “Hello” loo Adeegsado Jawaabaha Taleefannada

Aftahannews.com/ / / Waxa uu Qof kastaa amaba inta badan Aadamaha dunida ku nool Taleefan kasta oo uu ka jawaabayo u adeegsadaa Hello, ka aan dabeecad ahaan amaba aanay halhays ka noqonna wakhti ka mid ah wakhtiyada uu taleefanka ku hadlayo ama ka jawaabayo waa hubaal inuu adeegsado kelmadda “HELLO).

Haddaba, Barnaamij gaar ah oo aynu ku eegaynaa, isla markaana wax kaga ogaanayno sababta rasmiga ah ee keentay in Aadamaha adeegsada Aaladda Isgaadhsiinta ee wadahadalka ugu isticmaalo kelmaddaas, waxaanan Barnaamijkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.