Daawo Cabdiraxmaan-Oday; “Calankiisi miyuu dhacay?” iyo sida loogula dheelay

CABDIRAXMAAN-ODAY IYO FANNAANIINTA 2016

Aftahannews.com /Hargeysa/ Daawadayaal, Akhristayaal iyo Dhegaystayaasha aannu jecelnahayoow, waxaannu qaybta Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinteennan Aftahannews idiinkus oo gudbinaynaa Hees uu qaado Fannaanka Cabdiraxmaan Caydiid Cabdi (Cabdiraxmaan-Oday) oo ka tirsan Fannaaniinta Xiddigaha Geeska.

CABDIRAXMAAN-ODAY IYO FANNAANIINTA 2016
CABDIRAXMAAN-ODAY IYO FANNAANIINTA 2016

Waxaannu Heestan oo ay si wacan ugula dheeleen Fannaaniina ay isku kooxda yihiin ee Xiddigaha Geesku, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Dhugasho Dheehasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.