Daawo Fannaaniinta Xamda-Qu’een iyo Yuusuf-Hanad oo Hees Shidan wada qaaday

XAMDA QUEEN IYO YUUSUF HANAD 2016

Aftahannews.com /Hargeysa/ Daawadayaal, Akhristayaal iyo Dhegaystayaasha aannu jecelnahayoow, waxaannu qaybta Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinteennan Aftahannews idiinkus oo gudbinaynaa Hees ay wada-qaadayaan ama ku wada luuqaynayaan Fannaaniinta Xamda-Queen iyo Yuusuf-Hanad.

XAMDA QUEEN IYO YUUSUF HANAD 2016
XAMDA QUEEN IYO YUUSUF HANAD 2016
XAMDA QUEEN IYO YUUSUF HANAD 2016
XAMDA QUEEN IYO YUUSUF HANAD 2016

Heestan oo ah hees macaan oo ay dhawaan soo saareen labadan Fannaan oo ka wada-tirsan Kooxda Fanka ee Xiddigaha Geeska ee fadhigoodu yahay Hargeysa, waxaannu qaabka ay isugu dhiidhiibayaan iyo Nuxurkeeda-ba idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.