Daawo Wacdaraha Bandhigga Fannaaniinta Xiddigaha Geeska – Qaybta labaad

XIDDIGAHA GEESKA

Hargeysa(AFNS):- Daawadayaal, Fiirsadayaal, Dhegaystayaal, Maqlayaal, Akhristayaal iyo Eegayaal-ba, dhammaantiin Axsaabta aannu jecelnahayoow, waxaannu qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Aftahannews idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee Ciidal-Fidriga uu Telefeshinka Qaranka Somaliland Cawayskii Ciidda ugu talo-galay oo uu ka duubay Kooxdaas.

XIDDIGAHA GEESKA
XIDDIGAHA GEESKA

Bandhigga ama Cawayska Ciiddal-fidriga ee Fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo fadhigoodu yahay Hargeysa TV-ga Qaranka Somaliland ka duubay Qaybtiisa labaad oo ay Heeso kala duwan Fannaaniintu ku soo bandhigeen idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose oo aad kala degi kartaan ama ka daawan kartaan ee Dhugasho iyo Dheehasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.