Daawo Taariikhda Quruxleydii Dhiigya-cabka ahayd iyo Dadkii ay Galaafatay!

Aftahannews.com// ./. Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Haweenay loo aqoonsaday Quruxlaydii Dhiigya-cabka ahayd ee dunida soo marta ama Quruxlaydii Dilaaga ahayd, taasoo aqoon badan oo kala duwan baratay, Qurux iyo han-waynaanna ALLAAH ku mannaystay, laguna magacaabi jiray Mary Lopes.

Haweenaydan loogu yeedhi jiray Quruxlaydii Dilaaga ahayd, waxaynu Taariikhdeeda, Quruxdeeda, Aqoonteeda iyo qaabkii ay Dilaaga ku noqotay iyo dadkii ay galaafatay, idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.