Daawo Muuqaalka Qaabka Inqilaabkii Fashilmay ee Turkiga iyo Sidii loo Kashifay

INQILAABKII FASHILMAY EE TURKIGA

Ankara/Stanbul(AFN):- Afgembigii fashilmay ee Habeennimadii Jimcaha ee Sabtidu soo galaysay 16 July 2016 ka dhacay waddanka Turkiga, ayaannu muuqaal ku saabsan qaabkii uu ku bilawday Inqilaabkaas oo ay isku dayeen Kooxo ka tirsan Ciidammada Millaterigu iyo sidii uu u fashilmay, aannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkankan Hoose.

INQILAABKII FASHILMAY EE TURKIGA
INQILAABKII FASHILMAY EE TURKIGA

Daawasho Wacan oo wanaagsan qaabkii uu ku bilaabmay, sidii uu u fashilmay iyo tallaabooyinkii ka dambeeyey inqilaabkaas Millateriga Guutooyin ka tirsani isku dayeen inay ku ridaan dowladda Sharciga ah ee dalkaas Turkiga.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.