Daawo Q/2-aad Barnaamijkii Ciidda ugu Qosolka badnaa ee Bahda Fanka & Weriyaha ee Universal TV

London/Hargeysa (AFNS):- Barnaamijkii ugu qosolka iyo xiisaha badnaa Barnaamiyada Bandhigyada Ciidal-fidriga, ayuu ku guulaystay inuu sannadkan soo bandhigo Telefeshinka Universal, kaasoo ay ku kulmeen Fannaaniin badan oo kala duwan iyo weliba Weriyeyaal, Abwaaniin iyo Jilayaal Soomaaliyeed.

Bandhigga ama Cawayska Ciidda ee Universal TV oo ay Xarumaha TV-ga ee magaalada London ee dalka Ingiriiska iyo magaalada Hargeysa ee Somaliland ay isu furnaayeen ama laga wada daadihinayey, ayaannu jecelnahay annagoon ka sii faalloon ama faaqidin inaannu qaybta labaad ee Barnaamijkaas idiinku soo gudbinno Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.