Daawo Cawayska Ciidda ee Fannaaniinta Xiddigaha Geeska 2016 SLNTV Q/1-aad

Hargeysa(AFNS):- Waxaannu qaybteenna Dhaqanka iyo Suugaanta ee Warbaahinteennan Aftahannews oo aynu Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan ku kala maqnayn hadda oo ay baxday idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijka Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee Ciidal-Fidriga uu Telefeshinka Qaranka Somaliland Cawayskii Ciidda ugu talo-galay oo uu ka duubay Kooxdaas.

Bandhigga ama Cawayska Ciiddal-fidriga ee Fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo fadhigoodu yahay Hargeysa TV-ga Qaranka Somaliland ka duubay Qaybtiisa koowaad oo ay Heeso kala duwan Fannaaniintu ku soo bandhigeen idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose oo aad kala degi kartaan ama ka daawan kartaan ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.