Daawo Sucaad Busuus: Tafo-dhiigtii Carbeed!

Waxa suurogal ah in qofka aadamaha ahi uu si uun u galo taariikhda sida dadkii caanka ka ahaa caalamka carabta ee ay ka mid ahaayeen ninkii martigelinta magaca ku yeeshay ee Xaatimu Daa’iyi ama geesigii carbeed ee aan la loodin jirin Cantar bin shadaad, dadkaas oo qarakoodna wanaag ku galeen taariikhda qaar kalena xumaan iyo magic xumo sida gabadha aynu barnaamijkeenan kaga hadlayno oo ah Busuus sucaad Bintu Munqid al-tamiimiyi.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.