Bogaadin ku socota Madaxweyne Ismaacil Cumar Geele Iyo Mudane Sheekeeye!!

IsmailOmarGelle

Annigoo ku hadlaya magaca Dadweynaha Jaaliyadda reer Djibouti ee ku dhaqan dalka Somaliland iyo Dalka Ingiriiskaba ayan marka ugu horeysa boggaadinayaa guushii ay shacabka reer Djibouti uu dorteen Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle doorashadi dhowaan ka dhacday dalkas, waxana ilahay uu baryaya xilka Madaxweynimo uu ku astuuro una fududeyo.

Marka labaad, waxaa aan qoraalkayga ku muujinaynaa taageeradda aan u hayno Mudane Sheekeeye oo ka mid ah Siyaasiyiinta aan fillayno inay gaadhay waqtigii uu ku soo biiri lahaa Golaha Xukuummadda ama la rajaynayo inuu ku soo baxo liiska Wasiiradda Cusub, waxana qirayaa in mudane Sheekeeye oo ah hogaamiye muwaadiniinta iyo dalkiisaba uu dacaad ah islamarkana mudado dheer Qarankiisa iyo shacabkiisa ugu soo adeegayay sii daacadnimo iyo heelanaan ah.

10636263_1454254001513938_603078496312146587_n

Waxaanan ku kalsoonahay inuu ka soo bixi karo hawl walba loo igmado isago uu leh waayo-aragnimaddii iyo aqoontii uu kaga miidho-dhalin lahaa ugu sii waddi lahaa geediga horumarka ee dalka Djibouti iyo shacabka ba laa gadhsiin lahaa.

Allah Mahad Leh

Rashiid Issa Gaboobe

Hargeysa, Somaliland