Gaadiid ku xannibnaa Kaantarroolka Burco oo arrintooda la xalliyey: Daawo

Burco(Aftahannews):- Gaadiidka waaweyne ee Xamuulka ah ee gobolka Togdheer oo ka cabayey cashuur ay sheegeen in lagu kordhinayey oo ku xannibnaa Kaantarroolka Koonfurta ee laga soo galo magaalada Burco, ayaa arrintooda la xalliyey. Muuqaalka warkaas oo dhan halkan hoose guji oo daawo.

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.