Sheekh Aadan-Siiro oo Naqdiyey Saamaynta Cashuuro ay Kordhisay Xukuumadda Madaxweyne Biixi

Hargeysa(aftahannews):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sh. Aadan-Siiro), ayaa Xukuumadda Madaxweyne Biixi ku eeddeeyey in ay Cashuur kordhin xad-dhaaf ah samaysay dhawrkii sannadood ee ay talada haysay, taas oo qayb ka ah dhibaatooyinka qiimo-bararka adeegyada kala duwan ee dalka.

Sheekh Aadan-Siiro, ayaa sidaasi ku sheegay Khudbad uu Salaaddii Jimce ee shalay ka jeediyey Masaajidka uu Khaddiibka ka yahay oo ku yaalla Xaafadda Xawaadle ee magaalada Hargeysa, waxaanannu Khudbadda Sheekhu arrimahaas iyo kuwo kaleba kaga hadlay, idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho habboon:-

aftahanin@gmail.com

Aftahannewws.com

Hargeysa/Somaliland.