Sheekh Aadan-Siiro oo Si Kulul u Dhalliilay Hoggaaminta Madaxweyne Biixi, Talooyinna Soo Jeediyey

Hargeysa(aftahannews):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sh.Aadan-Siiro) oo ka mid ah Culimada waaweyn ee Somaliland, ayaa ka hadlay arrimo badan oo Bulshada, nidaamka Dowladnimo waxyaabaha ka qaldan Xukuumadda Madaxweyne Biixi, waxaanu ugu baaqay Madaxweynuhu inuu dalka iyo dadka u damqado, isla markaana wax ka beddelo hab-dhaqankiisa maamul.

Sheekh Aadan-Siiro oo maanta oo Somaliland laga tukaday Salaadda Ciidul-fidriga, Hargeysa kula hadlay Warbaahinta, waxaanu geeso kala duwan ka eegay xaaladda dalka iyo dadku marayaan wakhtigan, waxaanu soo jeediyey waxa looga baahan yahay in Madaxweynuhu saxo.

Haddaba, Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro), waxaannu warkiisa oo dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wanaagsan:-

aftahanin@gmail.com

Aftahannewws.com

Hargeysa/Somaliland.