Hodan Cabdiraxmaan #Hees Cusub 2020 “Maba ihi Qof Dhiidhiya!” Erayada Abwaan Xarrago

Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Hodan Cabdiraxmaan Dheere, ayaa soo saartay hees macaan oo Jacayl ah, isla markaana maslaxaad, gar-qaadasho, waano iyo wax-sheegmo dejin ah isugu jirta oo uu Curiyey Abwaan Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago).

Heestan oo Hal-ku-dheggeedu yahay; “Maba ihi Qof Dhiidhiya”, waxaa laxanka ku ladhay Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), halka uu Muusigeedana Tumay Muusiishanka gacanta macaan ee Axmed-weli Ibraahin Furinle (Ciil-tire).

Haddaba, Heestaan oo ay Fannaanadda Hodan Cabdiraxmaanna si macaan ugu luuqaysay, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.