Xildhibaanno si adag u Naqdiyey Nuxurka Khudbadda Madaxweyne Biixi ka Jeediyey Baarlamaanka 2020

Hargeysa(aftahannews):-Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada Somalilan, ayaa ka hadlay sida ay u Arkeen Khudbad-sannadeedka Madaxweynaha Somaliland Baarlamaanka ka horjeediyey Maanta.

Xildhibaannadan aragtidooda Khudbadda Madaxweynaha ka hadlay, waxaannu warkooda oo dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.