Dahabshiil Somaliland Maraton 2020 oo la Shaaciyey

Hargeysa(aftahannews):- Shirkadaha Dahabshiil Group, ayaa Shaaciyey bilawga Tartanka Dahabshiil Somaliland Maraton 2020-ka oo lagu qaban doono magaalada Hargeysa, isla markaana ay ka qaybgeli doonaan Oradyahanno reer Somaliland ah iyo kuwo dalalka caalamka qaarkood ka socda.

Tartankan orodka 2020-ka ee Shirkadaha Dahabshiil Group oo horena Somaliand ugu qabtay qabanayaan, ayey shalay shaaciyeen Masuuliyiinta Shirkadaha Dahabshiil Group oo warbaahinta qaarkeed kula hadlay magaalada Hargeysa.

Haddaba, Warkaas oo dhammaystiran waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.