Hal qof oo loo xidhay Dab ka kacay Madaarka Hargeysa iyo sida loo bakhtiiyey

Hargeysa(Aftahannews):- Waxa Maanta (Shalay ) gellinkii danbe  Dab ka kacay luuqa u dhaxeeya labada tirminaal ee garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hargeysa, halkaasoo uu ka socday Dhisme la donayeey in laysugu furo labada qaybood ee midna laga soo dego midna laga dhoofo, sida ay Aftahannews u xaqiijiyeen dad goob-joog u ahaa dhacdadaas.

Madaarka-Hargaysa-300x200

Meesha u dabku ka kacay ayaa la sheegay iney kusheen u ahayd kafateerayada qaybta laga Dhoofo .halkaas oo lagu kordhiyeey mid ka mida Terminaalada. Waxaana halka yaaley qashin lagu ururiyeey ka hor intaan shalay la dumin .ilaa hada ma cada cida samaysay am aka danbeysay in goobta dab ka kaco.

Balse waxa marki goobtaasi u Dabku ka kacay u Gurmaday Waaxda Dabdamiska Taaso la tacaashey inaan Dabku kusi fidin Dhismaha Madaarka Hargaysa Iyaago Markai danabe ku gulaystay inay bakhtiyaan Dabka.

Warar lagu Kalsoonayahay Shabakada Berberpost u Xaqijiyeey in Boolisku u Xidheen midka ka mida shaqaalaha Maqaaxida ku dhex taal halka u Dabku  qabsaday .Kaasi oo lagu wado badhitaan la xidhiidha Sabaabta u Dabku halkaasi ugu dhashay.

Wararku intaasi ku darayaan in Taliyaha Cidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal imaan u halka Dabku ka kacay Booqdey Dabkaasi ayaa waxa dhalieey Shaki badan oo Xaga Xukuumadda hadi aanu bakhtiyi lahayna Wax yeeli laha Madaarka iyo Waxa dhexyaalba .waxana wararka qaar  sida  shegayaan in Dabkaasi si lama filaana ku dhacay halka dadka qaarna shaki galinayaan tilmamayaana ina badhitaan buuxa lagu sameeyo.

Dabkan ayaa kuso beegmayana xili wasiirka Duulista iyo Hawada Somaliland safar Shaqo ugu maqanyahay Dalka isu taga Imaraadka Carabta Wasiirka ayaa amer ku bixiyeey in dhulka maqaaxiyahaasi ku fadhiyaan oo Boladhan Awgeed lagu fidiyo Tirminaalka laga dhoofo .Madaarka Hargaysa ayaa imika aad mooda in uu dhaamo Bilic ahaan sida ahaan jiray baryo qarki in kasto Dadka qaarkii ku Dadayaan in lo sameeyo ama lagu wareejiyo Dayr si amaanku u noqdo mid sareeya.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.