Home » Archives by category » Aragtida Bulshada

Maxaa Loo Bahan Yahay? W/Q Maxamed Ilig

Maxaa Loo Bahan Yahay? In dhaman maqaaxiyaha suuqa waaweyn laga xidho oo ku yaala Magaalada ee dadka badan iskugu yimaadaan. In Goobaha Hotelada la xadido wakhtiga ay furnanayaan iyo miisaska dadku fadhistaan la kala durkiyo. In goobaha Cuntada la iskugu yimaado ee buuqa ah la kala fogeeyo kuraasida sidoo kalena madbakha iyo cuntada la ilaaliyo […]

Somaliland: Ka Faa’iidaysiga Khayraadka Roobabka Gu’ga Ee Curtay.Qallinkii: Wariye Budul

Comments Off on Somaliland: Ka Faa’iidaysiga Khayraadka Roobabka Gu’ga Ee Curtay.Qallinkii: Wariye Budul

Waxa curtay roobabkii gu’ga oo Ilaahay (SWT) inoo shubay isla markaana deegaamo badan oo Somaliland ka da’een roobab lagu diirsaday iyadoo aynu ka soo baxnay jiilaalkii muddada gaaban lagu soo jiray. Bulshada reer Somaliland gaar ahaan qaybaha beeralayda ama deegaanka ay degan yihiin ku fiican yahay wax soo saarka beeraha ayaa looga baahan yahay inay […]

Continue reading …

Weli Cidi Ma Kuu Sheegtay Runta? Qalinka Cabdikariin Axmed Mooge

Comments Off on Weli Cidi Ma Kuu Sheegtay Runta? Qalinka Cabdikariin Axmed Mooge

Wadamada jaarku xadkooda wey inaga xidhan karaan lakiin inagu kama xidhan karno! Xadku xitaa haduu xagooda ka xidhanyahay xageena waa in uu ka furnaada! Qaadka lama joojin karo, waayo dawlad buu leeyahay oo waa siyaasad dhaqaale!Diyaarada lama joojin karo ilaa ay iyadu iskeed u joogsato ama ay rakaab weydo, waayo diyaaraddu dawlad bay leedahay! Masakiintu […]

Continue reading …

Qormooyinka Dan-ka-hadal iyo Maanta – Qalinka Maxamed Ismaaciil Warfaa

Comments Off on Qormooyinka Dan-ka-hadal iyo Maanta – Qalinka Maxamed Ismaaciil Warfaa

Garashada dhibtiisiyo Dhaawaciisa weeyaan Dhalanteed beentiyo Dhaymahiisa weeyaan…….. Allaah ha u naxariistee Abwaan Gaarriye. Tixdan yar waxaan kusoo qaatay kuna soo xasuustay  agaasinka guud ee wasaarada duulista hankiisuba maamuli kari layahay 100 ruux oo shaqaalaha wasaarada ee hadana faanka lasoo taagnaa inkasta oo moqdisho furaheedu yahay faan been inuu noqdo gudoomiyaha gobalka banaadir  allah se […]

Continue reading …

Feejignaanta Coronavirus: Imtixaanka Adag ee ay Waajahayaan Dadweynaha iyo Dowladda Somaliland – WQ: M. Cirro

Comments Off on Feejignaanta Coronavirus: Imtixaanka Adag ee ay Waajahayaan Dadweynaha iyo Dowladda Somaliland – WQ: M. Cirro

Faallo: Suxufi Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) – Guddida heer qaran ee uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi u magacaabay U-diyaar-garowga iyo Ka-hor-tagga xannuunka Coronavirus-ku, waxa ay soo saareen go’aanno muhiim u ah bad-qabka iyo fayo-dhawrka bulshada Somaliland oo ay waajib tahay fulintoodu, si looga feejignaado cudurkan sida degdega ah ugu faafaya caalamka, kaasoo […]

Continue reading …

Jawaabaha Su’aalo Muhiim Ah Oo La Iska Weydiiyo Coronavirus?

Comments Off on Jawaabaha Su’aalo Muhiim Ah Oo La Iska Weydiiyo Coronavirus?

Xanuunka xawaaraha ku faafaya ee Caronavirus oo noqday hadal haynta ugu badan ee warbaahinta adduunka iyo guud ahaan heerarka iyo qaybaha kala duwan ee bulshooyinka dunida, ayaa ay dad badani iska weydiinayaan su’aalo muhiim ah. Qormadan waxa uu Geeska Afrika kaga jawaabayaa qaar ka mid ah su’aalaha muhiimka ah ee la iska weydiinayo xanuunkan ama […]

Continue reading …

Ismaaciil Ubax oo Sharraxay Sida lagu Sii Daayey Gabadha lagu Tacaddiyey, Kana Jawaabay Hanjabaadda Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha gudaha

Comments Off on Ismaaciil Ubax oo Sharraxay Sida lagu Sii Daayey Gabadha lagu Tacaddiyey, Kana Jawaabay Hanjabaadda Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha gudaha

Hargeysa(AFN):- Ismaaciil Cabdillaahi Ubax, ayaa ka jawaabay hanjbaadda uu warbaahinta u mariyey maanta Wasiir ku-xigeenka wasaaradda rrimaha gudaha Somaliland Cabdinaasir Caydiid Maxamed, waxaanu ugu hanjabay inuu dacwad ku oogi doono oo maxkamad la tiigsanayo Mr. Ubax, iyagoo sidoo kale beeniyey jiritaanka Sheeko uu facebook-giisa ku qoray oo la xidhiidhay gabadh ka tirsan shaqaalaha wasaaradda oo […]

Continue reading …

Taxanaha #QayladhaanDumar Sheekadii 3-aad

Comments Off on Taxanaha #QayladhaanDumar Sheekadii 3-aad

Waxa aan ahay shaqaale-hoosaad ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland. Maamulaha xoghayntiisa, ayaan ka sii hooseeyaa. Maalin ayaannu isku dhacnay Xoghaynta, ka dibna arrintayadii ayaa gaadhay isaga. Khaladkii oo dhan aniga ayaa la i saaray, weliba aniga oo aan lahayn khaladkaas. Gabadha Xoghaynta ahi way iga sarraysay, in badanna meesha ayay ka shaqaynaysay. Waan […]

Continue reading …

Taxanaha #QayladhaanDumar Sheekada 2-aad

Comments Off on Taxanaha #QayladhaanDumar Sheekada 2-aad

Waxa jira macallimiin caado ka dhigtay in ay derajooyin wanaagsan ku siiyaan hablaha kolba sida ay isu dhex galaan. Ardayad jaamacadeed ayaan ahaa, aniga oo in yar dhiganayayna reer ayaan yeeshay. Waan ogaa oo waan maqli jirey dhacdooyinka ay macallimiinta qaar kula kacaan hablaha ay wax u dhigaan, sidaas darteed waxa aan go’aansaday in aan […]

Continue reading …

Taxanaha #QayladhaanDumar Sheekada 1-aad

Comments Off on Taxanaha #QayladhaanDumar Sheekada 1-aad

Waxa ay ahayd sannadkii 2015. Markaas ayuun baan ka baxay Jaamacadda. Shaqadoon ayaan ahaa. Nin ka mid ah dadka Hargeysa ugu caansan ayuu ahaa. Aad ayaan u ixtiraami jirey, waxaanan u haystay nin khatar ah. Si deggan ayuu Facebook-ga iiga soo salaami jirey, nin sharaf leh ayaan u aqaanay. Farxad ayaan kala badan jirey marka […]

Continue reading …
Page 1 of 168123Next ›Last »