Home » Archives by category » Suugaanta & Dhaqanka (Page 40)

CALI BANFAS Dardaaran Dib U laabo

Comments Off on CALI BANFAS Dardaaran Dib U laabo

Cali Xasan [Bamfas] Gabaygan magaciisa waxa la yidhaahdaa Dardaaran. Wuxuu Abwaanku gabaygan curiyay habeenkii caanka ahaa, ee qaaradaha aduunka ay ka diiwaan gashay dhaqdhaqaaqa ururka Somalilyeed SNM taarriikhdiisu. Waa habeenkii uu qarxaday dagaalkii 27 may 1988 kii , ee Hargeysa iyo Burcoba ay isku soo shubeen sooma-jeestayaasha SNM iyagoo oodahoodii sita. Waa habeenkii faraxada iyo […]

Share Button
Continue reading …