Home » Archives by category » Suugaanta & Dhaqanka (Page 2)

Maansada Geed-lab Qaran – Maxamed Jaamac Xaashi (Abwaan Boodhari)

Comments Off on Maansada Geed-lab Qaran – Maxamed Jaamac Xaashi (Abwaan Boodhari)

Waa maanso baroordiiqa oo aan ka tiriyey geeridii Marxuum Xaaji C.kariin Xuseen (Cabdi Waraabe), oo ku geeriyoodey magalada Hargeisa 10-5-2019, kuna Beegnay 6-dii Ramadaan 1440 Hijriyada.                                 Inkastuu guyaal jiro Guud ahaanba nooluhu Ma gafaayo mawdkuyoo Geeridu xaq weeyee Geesi […]

Continue reading …

Ikraan Carraale oo Muuqaal yaab leh iyo Hees cusub soo saartay 2019 – Daawo

Comments Off on Ikraan Carraale oo Muuqaal yaab leh iyo Hees cusub soo saartay 2019 – Daawo

Hargeysa(aftahannews):- Fannaanadda Ikraan Carraale, ayaa soo saartay hees cusub iyo muuqaal yaab leh, kaasoo ka duwan muuqaalladii hore looga bartay iyo qaab ka duwan qaabkii hore ee ay u heesi jirtay-ba. Haddaba, Muuqaalka yaabka leh iyo heesta siday u qaadaysaba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa qaybteenna Suugaanta iyo dhaqanka ee Warbaahinta aftahannews.com, ee muuqaalka halkan hoose […]

Continue reading …

Kiin Jaamac-yare “Xilkii Nolasha” Hees cusub – Daawo

Comments Off on Kiin Jaamac-yare “Xilkii Nolasha” Hees cusub – Daawo

Aftahannews (Suugaan):- Bayjka Suugaanta iyo dhaqanka ee Aftahannews.com, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Fannaanadda Kiin Jaamac-yare oo qaadaysa amma ku luuqaynaysa heesteeda cusub ee Xilkii Nolosha. Muuqaalkan hoose kaga bogo Fannaanadda oo Heestaa si macaan u qaadaysa iyo habkay u dhacayso:- aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Continue reading …

Qamar-suugaani “Xarumaha Jacaylkeenna” Hees cusub Daawo

Comments Off on Qamar-suugaani “Xarumaha Jacaylkeenna” Hees cusub Daawo

Hargeysa (aftahannews):- Fannaanka Qamar-suugaani, ayaa soo saaray hees cusub oo uu u qaaday Xaaskiisa. Heestaas cidda samaysay, siday u dhacayso iyo magaceedaba, waxa sharraxaya isla fannaanka oo la waraystay. Muuqaalkan hoose ka daawo Heestaas oo la yidhaahdo; “Xarumaha Jacaylkeenna”:- aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Continue reading …

Kooxda Dayax Oo Hees Ku Weeraray Hoggaaminta Biixi

Comments Off on Kooxda Dayax Oo Hees Ku Weeraray Hoggaaminta Biixi

Hargeysa, (Aftahannews)-Koox ka mid ah kooxaha fannaaninta ah ee ka dhisan caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa hees qiimo leh ku duray xukuumadda Muuse Biixi . Islamarkaanna xukuumadda muuse ugu baaqay inay soo dhaafto Hargeysa. Heestan oo aad ugu baahday baraha bulshadda oo ay ku luuqanayaan fannaaninta Dayax oo leh”Muusow waxaad noqotay KADARE” Halkan ka daawo:

Continue reading …

Qisada Heesta “Uur Hooyo ..” Qalinka Khadar-Jacayl

Comments Off on Qisada Heesta “Uur Hooyo ..” Qalinka Khadar-Jacayl

Hargeysa(aftahannews)- Maxamuud Ismaaciil (Xudaydi) oo ah muusishan iyo mulaxan caan ka ah geysiga Soomaaliddu dego, ayaa sameeyey hees qisadeedda uu ku sharraxay inuu u sameeyey hablo walaalo yihiin oo u soo diray hees carabi ah. Isagunna ugu bedelay heesta Uur Hooyo oo uu sameeyey sannadkii 1967-kii oo uu ku sugnaa dalka Jabuurti.Islamarkaanna wuxuu sheegay in […]

Continue reading …

Sirta Heesta Isha Sacabka Mari! Qalinka Khadar-Jacayl

Comments Off on Sirta Heesta Isha Sacabka Mari! Qalinka Khadar-Jacayl

Hargeysa (Afhatannews)- Allaah naxariistii janno ha ka waraabiyo Cabdiqaadir Xirsi Siyaad oo ku magac dheeraa (Yamyam), ayaa intii uu noolaa wuxuu ka sheekeeyey qisada Heesta Isha Sacabka Mari ee ay ku luuqayso fannaanadda caanka ah, Allaah cimriga iyo caqliga-ba ha u barakeeyee Khadra Daahir Cige. Abwaanku wuxuu sheegay in qisadda heestu ku timi sheeko uu […]

Continue reading …

Qisadda Heesta; “DhaKhtar Baa Isu Keen Qorey..” Qallinka Khadar-Jacayl

Comments Off on Qisadda Heesta; “DhaKhtar Baa Isu Keen Qorey..” Qallinka Khadar-Jacayl

Hargeysa (Aftahannews)-Fannaan Maxamed Cali Burco oo ka mid ah Fannaan aad looga jecelyahay geyigga Soomaaliddu degto. Islamarkaanna ku caan-baxay heesta Dhakhtar Baa Isu Keen Qoray oo uu sheegay inuu kaga kaga qayb-galay Tartankii Heesaha Hirgalay Sannadkii 1976-kii. Fannaanku wuxuu sidoo kale carrabka ku adkeeyey in Heesta Dhakhtar baa isu keen qoray iska kaashadeen laba Abwaan  […]

Continue reading …

Fannaan Caan ah oo Hees ka dhigay Gabaygii lagu xidhay Abwaan Abees

Comments Off on Fannaan Caan ah oo Hees ka dhigay Gabaygii lagu xidhay Abwaan Abees

Hargeysa(Aftahannews)- Fannaanka Sir Maxamuud Cumar-yare, Abwaan iyo Musiishanna ah, ayaa Hees ka dhigay Gabaygii uu tiriyey Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo gabaygaa dartiiis loogu xidhay magaalada Hargeysa Sabtidii dhawayd oo ku beegnayd 12-ka bishan koowaad 2019-ka, welina uu ku xidhan yahay, loona diiday booqashada, sida ay qareennadiisu sheegeen. Maxamuud Cumar-yare, waxa uu gabaygan ka dhigay hees […]

Continue reading …

Fannaanadda Ifraax Toolmoon oo Cod yaab leh ku soo qaadday Hees cusub 2019

Comments Off on Fannaanadda Ifraax Toolmoon oo Cod yaab leh ku soo qaadday Hees cusub 2019

Hargeysa(Aftahannews):- Fannaanadda Codka macaan ee Ifraax-toomoon, ayaa soo saartay Hees qiso jacayl xambaarsan oo ay cod macaan ku qaadday oo masraxa ruxday, laguna soo bandhigay Barnaamijka Xiddigaha geeska ee sannadkan.                         Erayada iyo Laxanka Heesta waxa sameeyey Allaah ha u naxariistee Kamanaystihii Maxamed Miyir […]

Continue reading …