Home » Archives by category » Suugaanta & Dhaqanka

Fannaanka Mursal Muuse oo Soo Saaray Heesta BILCAN oo Muran ka dhex dhalisay Bulshada

Hargeysa(Aftahannews)- Fannaanka Mursal Muuse, ayaa Soo Saaray Heesta la baxday “BILCAN” oo muran badan ka dhex dhalisay Bulshada oo Dadka qaarba dhinac ula kaceen, iyaga ku salaynaya xaaladaha Qoys ee Mursal dhawaanahan ku xeeran. Halkan hoose ka daawo muuqaalka;- aftahaninc@gmial.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Share Button

Daawo Qamar-Suugaani iyo Siday Fannaaniintu ugu Ciyaareen Heesta laga Daba-dhacay Ciid 2018

Comments Off on Daawo Qamar-Suugaani iyo Siday Fannaaniintu ugu Ciyaareen Heesta laga Daba-dhacay Ciid 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Qamar-suugaani Fannaanka la yidhaahdo, ayaa hees cusub oo uu soo saaray oo Bulshadu aad u jeclaysatay, waxaannu idiinku ssoo gudbinaynaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan:- aftahanicn@gmail.com Aftahannew.com Hargeysa/Somaliland.

Share Button
Continue reading …

Shucayb Yare oo Ay Gil-gishay Geeridii Ku Timi Amiin Axmed-weli Ibraahim Furinle Maanso Baroordiiq Ahna Tiriyey

Comments Off on Shucayb Yare oo Ay Gil-gishay Geeridii Ku Timi Amiin Axmed-weli Ibraahim Furinle Maanso Baroordiiq Ahna Tiriyey

Hargeysa(aftahannews)-Shucayb Yare oo Ay Gil-gishay Maanso Baroordiiq Ahna Tiriyey Geeridii Ku Timii Amiin Axmed-weli Ibraahim Furinle. Halkan Hoose Ka Daawo

Share Button
Continue reading …

Daawo Nimco Cali Migil iyo Muuqaalka Cusub ee Heesta Tiiraanyo Ciid 2018

Comments Off on Daawo Nimco Cali Migil iyo Muuqaalka Cusub ee Heesta Tiiraanyo Ciid 2018

Hargeysa(Aftahannews):- Daawo Nimco Cali Migil iyo Muuqaalka Cusub ee Heesta Tiiraanyo Ciid 2018. Muuqaalkan hoose ka Daawo; aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Share Button
Continue reading …

Mukhtaar Daa’uus oo ka Sheekeeyey Qisada Hees Cusub oo uu Qaaday Ciid 2018 – Daawo

Comments Off on Mukhtaar Daa’uus oo ka Sheekeeyey Qisada Hees Cusub oo uu Qaaday Ciid 2018 – Daawo

Boorama(AFNS):- Fannaanka Mukhtaar Daa’uus oo ah Fannaan cusub, ayaa soo saaray Hees Cusub oo uu Curiyey Abwaan Gees-diir, waxaanannu Muuqaalka Heestaas iyo Qisadeeda Fannaanka oo ka sheekaynaya idiinku soo bandhigaynaa qaybteenna Suugaanta iyo Dhaqanka ee Aftahannews.com Muuqaalka Heesta iyo Habka ay isugu dhacayso Fannaanka oo qaadaya, kana sheekaynaya, waxaad kaga bogataan Muuqaalkan hoose, daawasho wacan […]

Share Button
Continue reading …

Nimco Cali Migil iyo Mukhtaar Daa’uus oo Soo Bandhigay Hees Cajiib ah Ciid 2018

Comments Off on Nimco Cali Migil iyo Mukhtaar Daa’uus oo Soo Bandhigay Hees Cajiib ah Ciid 2018

BooramaAFNS):- Waxaannu qaybteenna Fanka iyo Dhaqanka ee Aftahnnews.com idiinku soo gudbinaynaynaa Hees Macaan oo ay si qiiro iyo dareen leh u wada qaadayaan Fannaaniinta Caan-baxay dhawaanahan ee Nimco Cali Migil (Naruuro) oo ka mid ah Fannaaniinta Dhalinyarada aadka loo jecelyahay Codkooda ee Reer Jabuuti oo wakhtigan ku sugan magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland iyo Mukhtaar […]

Share Button
Continue reading …

Yurub-geenyo Muuqaalka Heesta Cusub ee Hibasho Ciid 2018 – Daawo

Comments Off on Yurub-geenyo Muuqaalka Heesta Cusub ee Hibasho Ciid 2018 – Daawo

Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Yurub Maxamed Cabdi (Yurub-geenyo), ayaa dhawaanahan Ciiddii ka soo muuqatay Shaahashadaha, waxaanau soo saartay Heeso kala duwan oo macaan oo ay ka mid tahay Heesta Hibasho oo ay ku duubtay Barnaamij Ciiddii TV-ga RTN ku qabtay Hargeysa. Heestaas, Hab-dhaceeda iyo Ciyaarteeda-daba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:- aftahaninc@gmail.com […]

Share Button
Continue reading …

Axmed-Biif oo Shaaciyey inuu Fanka ka Baxay, Magac Cusubna Samaystay

Comments Off on Axmed-Biif oo Shaaciyey inuu Fanka ka Baxay, Magac Cusubna Samaystay

Makkah(AFNS):- Fannaankii Axmed Biif, ayaa sheegay inuu ka toobbad-keena oo uu iskaga baxay Fanka iyo Heesaha uu qaadi jiray, isla markaana uu magac cusub la baxay, sida uu sheegay. Halkan Hoose Ka Daawo; aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Share Button
Continue reading …

Daawo Xuska 18-ka May 2018 ee Dalka Holland

Comments Off on Daawo Xuska 18-ka May 2018 ee Dalka Holland

Hoofddorp(AFN):- Daawo Xuska 18-ka May 2018 ee Dalka Holland Daawo Xuska 18-ka May 2018 ee Dalka Holland aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Share Button
Continue reading …

Barnaamij Xiiso leh oo ku Saabsan Xerta Timo-weynta

Comments Off on Barnaamij Xiiso leh oo ku Saabsan Xerta Timo-weynta

Aftahannews-  Barnaamij Xaasaasi Oo Ku Saabsan Xerta. (Timo-weynta).

Share Button
Continue reading …
Page 1 of 38123Next ›Last »