Home » Archives by category » Daba-galka Xogaha Qarsoon

Dhamaad La’aanta Dagaalka Macdaarleyda Punland Xog Hoose.

Dhamaad La’aanta Dagaalka Macdaarleyda Punland Xog Hoose. Q, 1aad. Doorashadii ka qabsoontay Puntland sanadkan aynu bilihiisa u danbeeyey ku jirro ee 2019 ka waxay ahayd guushiisu ku timid isbahaysi ganacsato ay ku mideysnaayeen, waxaanay midowgooda ka dib tartanka doorashada ku soo galeen labo musharax, iyaga oo qorshahooda ku talogalna ahaa in labada musharax si maqado […]

Taariikhda Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale

Comments Off on Taariikhda Taliyaha Cusub ee Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Salaasada Maanta Taliye iyo Taliye Ku-xigeen cusub u magaacabey Ciidanka Booliska, ka dib markii uu horraantii bishan geeriyooday Taliyihii hore ee Boolisku, waxaanu xilka ka qaaday Taliye ku-xigeenkii hore ee ciidankaas.                               Waxa Taliyaha […]

Continue reading …

Wax ka Baro Taariikh-nololeedka Taliyihii Booliska Somaliland Marxuum Cabdillaahi Fadal

Comments Off on Wax ka Baro Taariikh-nololeedka Taliyihii Booliska Somaliland Marxuum Cabdillaahi Fadal

Hargeysa(Aftahannews):- Allaah ha u naxariistii Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa Aas Qaran Sabtidii ay taariikhdu ku beegnayd 2-da bisha November 2019-ka loogu sameeyey Xabaalaha Masallaha ee Duleedka Magaalada Hargeysa, waxaana aaskaa ka qaybgalay Madaxweynaha Somaliland, Shirguddoonka Golayaasha Qaranka, Wasiirrada, Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Siyaasadda, Saraakiisha Ciidammada kala duwan ee Qaranka iyo Dadweyne Badan. Taariikh-nololeedkii Marxuum Sarreeye Gaas […]

Continue reading …

SONSAF oo Talo Muhiim ah ka Dhiibatay Xalka Khilaafka Ka Taagan Xubnaha Cusub ee Guddiga doorashooyinka Somaliland

Comments Off on SONSAF oo Talo Muhiim ah ka Dhiibatay Xalka Khilaafka Ka Taagan Xubnaha Cusub ee Guddiga doorashooyinka Somaliland

Hargeysa(Aftahannews):- Hoggaanka Dalladda Ururrada aan dowliga ahayn ee Somaliland ee SONSAF, ayaa kulan la yeeshay Ururrada Bulshada ee Dalladda ku midaysan, isla markaana lafa-gur iyo wax isla eegid ka dib, waxay talo muhiim ah ka dhiibteen xalka khilaafka ka taagan soo xulista xubnaha cusub ee guddiga doorashooyinka Qaranka ee beddeli doona guddiga waqtigu ka dhammaanayo. […]

Continue reading …

Daawo: Xogta Dahsoon iyo Hubka Nukliyeerka Maraykanka ee Turkiga Yaallay oo Khatar ku jira

Comments Off on Daawo: Xogta Dahsoon iyo Hubka Nukliyeerka Maraykanka ee Turkiga Yaallay oo Khatar ku jira

Daawo: Xogta Dahsoon iyo Hubka Nukliyeerka Maraykanka ee Turkiga Yaallay oo Khatar ku jira:- aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Continue reading …

Prof: Geedoole, Intii aad Wasiirka ahayd Ma jiraa Qalad aad Bulshada kaga gashay Masuuliyadda oo aad Maanta Qiranaysaa?

Comments Off on Prof: Geedoole, Intii aad Wasiirka ahayd Ma jiraa Qalad aad Bulshada kaga gashay Masuuliyadda oo aad Maanta Qiranaysaa?

Hargeysa(aftahannews):- Wasiirkii hore ee Wasaaradaha Waxbarashada iyo Beeraha Somaliland Faarax Cilmi Geedoole, ayaa taageeray inay dowladda Somaliland la wareegto keenista iyo gacan-ku-haynta Shidaalka oo ay markii hore Shirkado ganacsi keeni jireen, dhawaanna Xukuumaddu sheegtay inay la wareegtay iyadu, waxa uu sidoo kale soo dhaweeyey nidaamka ay waxbarashada dowladda u dejinayso dowladdu ee ay sheegtay inay ku […]

Continue reading …

Barnaamijka Xog-wadaag ee BC24TV oo Xildhibaan Siciid Gaane lagula yeeshay Waraysi Xasaasi ah

Comments Off on Barnaamijka Xog-wadaag ee BC24TV oo Xildhibaan Siciid Gaane lagula yeeshay Waraysi Xasaasi ah

Hargeysa(aftahannews):- Xildhibaan Siciid Warsame Gaane oo ka mid ah Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Madaxweyne Biixi soo food-saareen Culaysyo Siyaasadeed oo dibedda kaga yimi, waxaanu ku eedeeyey sharci-jebin iyo musuqmaasuq Madaxweynaha iyo Xukuumaddiisa.  Xildhibaan Gaane, oo u warramay Barnaamijka Xog-wadaag oo ka baxa Baddacas24tv, isla markaana uu daaddihiyo Cabdifataax Ismaaciil Mursal, ayaa sheegay in […]

Continue reading …

Muddaharaadyo ka dhan ah Cimilada Sii Xumaanaysa oo ka dhacay 150 Dal iyo Soomaalida oo aan u dhaqaaqin

Comments Off on Muddaharaadyo ka dhan ah Cimilada Sii Xumaanaysa oo ka dhacay 150 Dal iyo Soomaalida oo aan u dhaqaaqin

Dunida(Aftahannews):- Mudaharaadyada isbddelka cimilada caalamka ayaa dunida oo dhan ka socda, iyada oo malaayiin qof ay ka qayqaateen, ayaa ka dhacan 150 Dal oo Dunida ah.                       Bannaan-baxyadaa ay Muddaharaadayaash ku dalbanayeen in la helo cimilo caddaalad ku dhisan oo caafimaad qabta, isla markaana dunida […]

Continue reading …

Xildhibaan Gaane oo Sheegay in Culaysyo Dibedda kaga yimi Md. Biixi Ku Keeneen Khalkhal Siyaasadeed

Comments Off on Xildhibaan Gaane oo Sheegay in Culaysyo Dibedda kaga yimi Md. Biixi Ku Keeneen Khalkhal Siyaasadeed

Hargeysa(aftahannews):- Xildhibaan Siciid Warsame Gaane oo ka mid ah Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Madaxweyne Biixi soo food-saareen Culaysyo Siyaasadeed oo dibedda kaga yimi, waxaanu ku eedeeyey sharci-jebin iyo musuqmaasuq Madaxweynaha iyo Xukuumaddiisa.  Xildhibaan Gaane, oo maanta u warramay Barnaamijka Xog-wadaag oo ka baxa Baddacas24tv, isla markaana uu daaddihiyo Cabdifataax Ismaaciil Mursal, ayuu sheegay […]

Continue reading …

Cabdirisaaq Salaad oo Ka Hadlay Saamaynta ka Dhalanaysa Keenista Shidaalka ee ay Xukuumadda Somaliland la wareegtay & arrimo kale

Comments Off on Cabdirisaaq Salaad oo Ka Hadlay Saamaynta ka Dhalanaysa Keenista Shidaalka ee ay Xukuumadda Somaliland la wareegtay & arrimo kale

Hargeysa(aftahannews):- Cabdirisaaq Salaad Faarax oo Khabiir bartay aqoonta dhaqaalaha iyo horumarinta ganacsiga, una dhashay Somaliland, ayaa ka warramay halka uu xilligan marayo ganacsiga qaybaha kala duwan leh ee Somaliland, Shuruucda ganacsi iyo dhaqaale ee dalka u degsan oo uu tilmaamay qabyo ka muuqata iyo sida loo sixi karo, ayaa sidoo kale sheegay inaanay habboonayn inay […]

Continue reading …
Page 1 of 49123Next ›Last »