Home » Archives by category » Qubanaha

Nabadda Geeska Afrika Waxay Ku Xidhantay Heshiis Dhex-mara Qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada

Qore Musharrax Madaxweyne ee Jubaland Prof: Cabdiraxmaan Cabdullaahi Dhubad Qowmiyada Soomaliyeed ee geeska Afrika iyo Qowmiyadda Oromiya ee qaybta ka ah Bulshada ku dhaqan dalka Itoobiya 127 sano ee ugu  dambeeyey waxaa  faragelin Diineed iyo siyaasadeed ku hayey reer Galbeedka oo taageero la garab-taagnaa Madaxdii Kaniisadaha Itoobiyo iyo Talisyadii soo marey Itoobiyo.       […]

Mucjisadda Dunnidda: 18,000 Oo Sannadood ayuu Baraf Ku Xayirnaa!

Comments Off on Mucjisadda Dunnidda: 18,000 Oo Sannadood ayuu Baraf Ku Xayirnaa!

Cilmi-baadhayaasha caalamka ayaa isku dayaya in ay kala caddeeyaan in xayawaan da’diisu lagu sheegay 18,000 oo sanno oo dhawaan laga helay gobolka Siberia ee dalka Ruushka uu yahay Eey. Xayawaankan oo la sheegay in uu laba bilood jiray markii uu dhimanayay ayaa laga helay dhulka aadka u qaboow ee barafka uu fadhiyo ee dalka Ruushka, […]

Continue reading …

DAAWO Natiijada DARAASADO Soo bandhigay Faa’iidada Hurdadu leeyahay iyo sida looga hortago Xannuunada ka dhasha Hurdo-yarida

Comments Off on DAAWO Natiijada DARAASADO Soo bandhigay Faa’iidada Hurdadu leeyahay iyo sida looga hortago Xannuunada ka dhasha Hurdo-yarida

Hargeysa (AftahanNews)- Cilmi baadhis cusub oo dhawaan laga soo saaray dalka Maraykanka ayaa si cad u muujisay in Hurdada marka si fiican qofku u seexdo ay yaraato qaladdaadka Maskaxdiisu samayso iyo khalkhalka ku dhaca qaybta xusuusta. Sida ay todobaadkan daabacday majaladda lagu magacaabo “Learning and Memory” oo ka soo baxda dalka Maraykanku, waxa daraasad cusub […]

Continue reading …

Somaliland: Laba Wiil oo Aroos wada dhigtay – Daawo Warbixin yaab leh

Comments Off on Somaliland: Laba Wiil oo Aroos wada dhigtay – Daawo Warbixin yaab leh

Burco(aftahannews):- Laba Wiil oo saaxiibbo muddo ahaa, ayaa Aroos ku wada dhigtay duleedka magaalada Burco ee Somaliland. Labadan Wiil, ayaa guri wada degganaa muddo sannado ah oo ay saaxiibbo nafwadaaga ahaayeen siday sheegeen, waxay go’aansadeen inay mar wada guursadaan, isla markaana qaddarta Illaahay way u rumawday oo waxay kala guursadeen laba Gabdhood oo iyaguna sidoo […]

Continue reading …

Gabiley: Nin Loo Xidhay Lacag uu Kaga Qaybqaatay Soo Dhaweyntii Madaxweynaha oo uu u Diray Duqa Magaaladaas!

Comments Off on Gabiley: Nin Loo Xidhay Lacag uu Kaga Qaybqaatay Soo Dhaweyntii Madaxweynaha oo uu u Diray Duqa Magaaladaas!

Gabiley(aftahannews):- Axmed Ciisood Axmed oo ka mid ah dhalinyaaradda aqoonyahanka ah ee magaallada Gabiley, ayaa shalay gellinkii danbe xabsiga loo taxaabay ka dib markii lagu eedeeyay inuu lacag u diray Teleefanka Maayerka magaaladaas Maxamed-amiin Cumar Cabdi, taas oo uu muwaaddinkaasi barta uu ku leeyahay Shabakada xidhiidhka bulshadda ee Facbook ku muujiyay inuu kaga qaybqaadanayay soo […]

Continue reading …

Maraykanka oo Baadhaya Gabadh Saldhig Hawada sare ah ku jabsatay Baanka Ninkeedii hore!

Comments Off on Maraykanka oo Baadhaya Gabadh Saldhig Hawada sare ah ku jabsatay Baanka Ninkeedii hore!

Hawada (aftahannews):- Hay’adda howlaha hawada sare u qaabbilsan Mareykanka ee Nasa, ayaa lagu warramay inay baadhitaan ku billawday sheegasho ku aaddan in Haweeney tagtay saldhigga caalamiga ah ee hawada sare ay jabsatay bangi uu leeyahay nin ay hore xaaskiisa u ahayd’. Haweeneydan oo lagu magacaabo Anne McClain ayaa qiratay inay koontada bangiga furtay iyadoo ku […]

Continue reading …

Maxaad ka Taqaan Casharrada Tukaha laga barto ee Horumarka lagu gaadho?

Comments Off on Maxaad ka Taqaan Casharrada Tukaha laga barto ee Horumarka lagu gaadho?

Aftahannews.com:- Tukaha oo ah shimbir lagu tilmaamo inuu aad u caqli badan yahay ayaa laga baran karaa waxyaabo badan oo ay aqoonyahannada u kuurgalay ku sheegeen kuwo ku saabsan dhinaca horumarka.   Davi Hughes, oo ah nin Shimbiraha xannaaneeya ayaa yiri: “Si guud marka loo eego shimbiraha oo dhan, tukaha waa xayawaan aad iyo aad […]

Continue reading …

Xusuustayda 1988: General Gacantiisa Isku Toogtay Markii uu Garwaaqsan Waayay..! By: Carraale M. Jaamac

Comments Off on Xusuustayda 1988: General Gacantiisa Isku Toogtay Markii uu Garwaaqsan Waayay..! By: Carraale M. Jaamac

Dhamaadkii bishii hore ee May waxay ku beegnayd sanad guuradii 26aad ee kasoo wareegtay markii ay xoogagii jabhadii SNM, si lama filaan ah usoo galeen magaalooyinka waaweyn ee Somaliland oo ay xiliggaa gacanta ku hayeen Ciidamadii Taliskii Milateriga ahaa ee Maxamed Siyaad Bare. Inta aynaan u gelin dhacdada taariikhiga ah, waxaynu sharaxaad kooban ka bixinaynaa […]

Continue reading …

Somaliland 2019: Yey dani ugu jirtaa Doorashada Golaha Wakiillada?Faallo

Comments Off on Somaliland 2019: Yey dani ugu jirtaa Doorashada Golaha Wakiillada?Faallo

“Ceeb maaha in Qaranka Somaliland inta uu isku tashado sida uu door moodo ku xalillo amma u maareeyo Mustaqbalka Dawladnimadiisa iyo Doorashooyinka bud-dhiga u ah..”, balse waxa nusqaan innagu ah haddii aynu aqbalno …” W/Q: SCC. Kalshaale  Guddida Doorashada Somaliland ayaa Arbacadii sheegay hadal iftiiminaya in Doorashada Baarlamanku qabsoomayso horaanta bisha December ee sanadkan 2019, […]

Continue reading …

Gabadh Saygeeda u Dhistay Saaxiibad -deed! Warbixin

Comments Off on Gabadh Saygeeda u Dhistay Saaxiibad -deed! Warbixin

Aftahannews dhacdooyinka:- Waxaan qaybta dhacdooyinka aftahannews, idiinku haynaa Warbixin ku saabsan Haweenay Ninkeeda u guurisay Gabadh ay iyada saaxiib isku dheer ahaayeen, isla markaana iyadoo faraxsan ka qaybgashay arooskii Saygeeda iyo saaxiibaddeed, sawirro farxad muujinayana la gashay. Haddaba, Warbixintaas oo faahfaahsan, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:- aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Continue reading …
Page 1 of 21123Next ›Last »