Home » Archives by category » Wararka (Page 2)

Faah faahin ku saabsan dagaal u dhexeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee ka dhacay Mooyaale

Comments Off on Faah faahin ku saabsan dagaal u dhexeeya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada ee ka dhacay Mooyaale

Mooyaale (Aftahannews) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal culus oo deegaanka Mooyaale oo ku dhaca xadka kala qeybiya Kenya iyo Itoobiya ku dhaxmaraya qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada. Inta la xaqiijinayo ilaa 10 ruux oo labada ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen dagaalka ugu yaraan 15 kalana ku dhaawacmeen. Dagaalka ayaa soconaya […]

Share Button
Continue reading …

Golaha Wakiilada oo loo qaybiyay xeerka booliska oo waxka bedel lagu sameeyey

Comments Off on Golaha Wakiilada oo loo qaybiyay xeerka booliska oo waxka bedel lagu sameeyey

Hargeysa (Aftahannews)- Fadhi ay maanta yeesheen Mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa loo qeybiyey wax ka bedel lagu sameyey xeerka booliska oo dhawaan golahaasi ansixiyeen.   Halkan hoose ka daawo muuqaalka aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Share Button
Continue reading …

Somaliland oo ka digtay dhuxusha loo iib geeyo Puntland

Comments Off on Somaliland oo ka digtay dhuxusha loo iib geeyo Puntland

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka deeganka iyo horumarinta reermiiga Somaliland Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa si adag uga hadashey faro galin ay sheegtay in maamulka Puntland ku hayaan Somaliland gaar ahaan deegaanka. Wasiiradu waxaa ay sheegtay in maamulka Puntland ay dhuxusha ugu badan ay ka raran gobalka Saraar isla markaana ay xaalufiyeen dhirta qoyan waxaana ay sheegtay […]

Share Button
Continue reading …

Maamulka beerta libaaxyadda oo nasiib darro ku tilmaamay go’aankii xukuumadda

Comments Off on Maamulka beerta libaaxyadda oo nasiib darro ku tilmaamay go’aankii xukuumadda

Hargeysa (Aftahannews)-Maamulaha Beerta Libaax yada ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa uu nasiib daro ku tilmaamay go,aan shalay ka soo baxay xukuumada Somaliland kaas oo ahaa in aan Hotel aan xaflado lagu qaban Karin ama aan lagu caweyn Karin waxii ka danbeeya 11:50 habeenimo.   Halkan hoose ka daawo muuqaalka aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Share Button
Continue reading …

Akhri: Cidda ka dambeysay weerarkii Abiy Ahmed oo la ogaaday iyo Itoobiya oo war culus ku dhowaaqday

Comments Off on Akhri: Cidda ka dambeysay weerarkii Abiy Ahmed oo la ogaaday iyo Itoobiya oo war culus ku dhowaaqday

Addis Ababa (Aftahannews)- Xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Itoobiya ayaa maanta ku dhawaaqay in xubno sar sare oo ka tirsan laamaha amaanka ay amreen weerar ka dhan ah ra’iisal wasaaraha dalkaasi, isaga oo sheegay inay xabsiga dhigeen saraakiishaasi islamarkaana baadhitaan lagu sameyn doono. xeer ilaaliyaha Itoobiya Berhano Tsegaye, ayaa sheegay in cadeymo la helay ay […]

Share Button
Continue reading …

Agaasimaha baanka dhexe Somaliland oo ka warbixiyay safar uu dalka kaga maqnaa

Comments Off on Agaasimaha baanka dhexe Somaliland oo ka warbixiyay safar uu dalka kaga maqnaa

Hargeysa (Aftahannews)- Agaasimaha guud ee Baanka dhexe ee Somaliland Axmed Xasan Carwo, ayaa ka warbixiyey Safar uu kaga soo laabtay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Axmed Cawro oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa markii uu safarkaa ka soo laabtay, ayaa sheegay inay Somaliland ku casuumeen Masuuliyiinta Baanan kala duwan oo Afrikaan ah oo ka Xarumo ku […]

Share Button
Continue reading …

“Xinif wuxuu nagula kacay Wax Fool-xun oo ah….” Khadar Sh. Cali Jowhar oo Si adag u Hadlay

Comments Off on “Xinif wuxuu nagula kacay Wax Fool-xun oo ah….” Khadar Sh. Cali Jowhar oo Si adag u Hadlay

Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiye ku-xigeenkii Haya’dda Barakacayaasha Somaliland Khadar Sh Cabdilaahi Sheekh Cali Jowhar, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sababta uu filayo in Madaxweyne Muuse Biixi xilka uga qaaday . Khadar ayaa sheegay in khilaaf uu soo kala dhex  galay Guddoomiyaha Haya’dda barakacayaasha  kaas oo uu sheegay in uu tacadi , awood sheegasho iyo cunsuri- nimo […]

Share Button
Continue reading …

Ismari-waa ka taagan shirka looga hadlaya xaaladda Libya ee ka furmaya Talyaaniga

Comments Off on Ismari-waa ka taagan shirka looga hadlaya xaaladda Libya ee ka furmaya Talyaaniga

Hargeysa (Aftahannews)- Mid kamid ah labada hoggaamiye ee isku haya hoggaanka dalka Libiya ayaa sheegay inaanu ka qayb geli doonin kulan ka dhacaya dalka Talyaaniga oo looga hadlayo ayaaha iyo mustaqbalka dalka Libiya. Janaraal Khalifa Haftar oo hoggaamiya xoggagaga ku sugan bariga Libiya ayaa sheegay inuu joogo goobta uu shirka ka dhacayo ee magaalada Palermo. […]

Share Button
Continue reading …

Dagaal ka dhacay deegaanka Mooyaale

Comments Off on Dagaal ka dhacay deegaanka Mooyaale

Mooyaale (Aftahannews.com)- Ugu yaraan 7 qof ayaa inta la og yahay ku dhintay dagaal ka dhacay degmada Mooyaale ee ku taalla xudduudda Kenya iyo Itoobiya. Ilo ay BBC la xidhiidhay oo deegaanka ku sugan waxay sheegeen in ugu yaraan 13 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen dagaalka. Dagaalka ayaa la sheegayaa inuu u dhaxeeyo qowmiyadaha […]

Share Button
Continue reading …

“Madaxwayne Muuse dalkii hoos ayuu u dhigay…” Maxamed Jaamac Abgaal

Comments Off on “Madaxwayne Muuse dalkii hoos ayuu u dhigay…” Maxamed Jaamac Abgaal

Hargeysa (Aftahannews)- Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobalka Awdal islamarkaana ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadley hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi, xaalada dalku marayo, iyo isku shaandheyntii madaxweynuhu sameeyey. Siyaasi Abgaal ayaa sheegay in ay qabyaalad qaawan tahay in  Madaxweynuhu wasiirka […]

Share Button
Continue reading …