Home » Archives by category » Wararka (Page 1195)

Daawo Khasaaraha ka dhashay dab qabsaday Xaafadda Soomaalida ee magaalada Minneapolis

Comments Off on Daawo Khasaaraha ka dhashay dab qabsaday Xaafadda Soomaalida ee magaalada Minneapolis

Minneapolis(Aftahannews):- Ugu yaraan 14 Ruux ayuu dhaawac soo gaadhay, ka dib markii Dab xooggani qabsaday Dhismaha Dabaq ku yaalla Xaafad ay Soomaalidu ku badan tahay oo ku taalla magaalada Minnieapolis gobolka Minnesota ee waddanka Maraykanka. Dabkaas oo kasokow dhaawaca dadkaas ka soo gaadhay sababay khasaare badan oo Hantiyeed Muuqaalkiisa guji halkan hoose oo Daawo warka […]

Continue reading …

Maxaabiis Budhcad-badeednimo ugu xidhan Hargeysa oo Cuntada ka Soomay

Comments Off on Maxaabiis Budhcad-badeednimo ugu xidhan Hargeysa oo Cuntada ka Soomay

Hargeysa(Aftahannews):- Maxaabiista loo haysto falalka budhcadbadeednimo ayaa cuntadda ka soomay, iyaggoo dalbanaya in xukunadoodda dib loo eego, sida uu caddadkiisii maanta soo baxay ku baahiyey Wargeyska Saxafi ee ka soo baxa Hargeysa. Sidda ay sheegayaan xoggo aanu ka helay Xabsiga dhexe ee Hargeysa oo ay ku jiraan 34 Maxbuus oo loo haysto falal-budhacad-badeednimo ayaa waxaa […]

Continue reading …

Hantidhawrka Guud oo qabtay Gaadhi aan Cashuurnayn oo dalka ku soo Galay Lambarka Baabuur kale

Comments Off on Hantidhawrka Guud oo qabtay Gaadhi aan Cashuurnayn oo dalka ku soo Galay Lambarka Baabuur kale

Booliska Laascaanood oo gacanta ku dhigay nin dukumantiyo been-abuur ah u samayn jiray gaadiidka ka soo dega Boosaaso ee Somaliland yimaad Hargeysa (Jam)- Hantidhawrka Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gacanta ku dhigay shalay gaadhi aan cashuurnayn oo dalka ku soo galay lambarka baabuur kale oo sifo sharci ah uga soo degay Dekedda Berbera. Hantidhawrka […]

Continue reading …

Xisbiga UCID oo xilka ka qaaday Masuuliyiintii gobollada Awdal iyo Selal u fadhiyey

Comments Off on Xisbiga UCID oo xilka ka qaaday Masuuliyiintii gobollada Awdal iyo Selal u fadhiyey

Hargeysa(Aftahannews):- Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyahii xisbigaasi ee Gobollada Awdal iyo Selel, Ismaaciil Geele Cadarre, waxayna sheegeen in hadal uu saxaafadda ka siidaayay uu ku kaliyahay. War-saxaafadeed, ay soo saareen guddida fulinta xisbiga UCID, ayaa lagu yidhi sidan  “Xisbiga Caddaaladda iyo daryeelka waxa uu aqoonsanyahay jiritaanka iyo gooni isu taaga […]

Continue reading …

Qaraxyo Ismiidaamin ah oo ka dhacay Afaafka Huteel Jaziira

Comments Off on Qaraxyo Ismiidaamin ah oo ka dhacay Afaafka Huteel Jaziira

Muqdisho(Aftahannews):- Qaraxyo Ismiidaamin ah oo is-xigay loona adeegsaday gaadiid waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay afaafka hore ee hoteel Jaziira ee Muqdisho oo ku yaalla agagaarka garoonka diyaaradaha Muqdisho, iyadoo la sheegay in ay jiraan khasaarooyin dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhashay. Qaraxa hore ayaa ka dhacay illinka hore ee hoteelka iyadoo […]

Continue reading …

Madaxweyne Xasan oo sheegay in Raysal-wasaare C/Wali soo dhisayo Xukuumad ka duwan Tii Saacid

Comments Off on Madaxweyne Xasan oo sheegay in Raysal-wasaare C/Wali soo dhisayo Xukuumad ka duwan Tii Saacid

Muqdisho(Aftahannews):- Madaxweynaha Federalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shaaca ka qaaday inay Xukuumadda uu soo dhisayo Raysal-wasaaraha uu bishii hore magacaabay inay ka badan doonto ka horreeyey, isla markaana uu Raysal-wasaaruhu ku hawllan yahay xulitaanka xubnaha badan ee ka mid noqonaya Xukuumaddiisa. Madaxweynaha Soomaaliya Prof: Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu sheegay inay cid kastaa ka […]

Continue reading …

Madaxtooyada oo muddaharaadkii Hargeysa Masuuliyaddiisa ku eedeysay Booyadleyaasha

Comments Off on Madaxtooyada oo muddaharaadkii Hargeysa Masuuliyaddiisa ku eedeysay Booyadleyaasha

Hargeysa(Somalilandtoday):- Madaxtooyada Somaliland, ayaa markii ugu horreysay si adag uga hadashay Muddaharaad khasaare sababay oo toddobaadkii hore gilgiley qaybo ka mid ah Caasimadda Hargeysa, kaasoo ka dhashay Biyo la’aan, ka dib markii ay muddaharaad shaqo-joojin ah sameeyeen Booyada Biyaha u dhaamiya magaalada Hargeysa. Madaxwayne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sheegay muddaharaadka […]

Continue reading …

Carwo Caalami ah oo Hargeysa laga furay

Comments Off on Carwo Caalami ah oo Hargeysa laga furay

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta furay Carwada Lixaad ee Ganacsatada Somaliland ku soo bandhigayaan Ganacsiyadooda kala duwan. Carwadan caalamiga ah oo noqonaysa tii lixaad ee nooceeda ah ee Somaliland laga faro, ayaa maanta ka furantay Hoolka Huteel Guuleed ee magaalada Hargeysa, isla markaana waxa ka qaybgalay Shirkado tiro […]

Continue reading …

Daruuro Fadeexad ah oo hadheeyey Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

Comments Off on Daruuro Fadeexad ah oo hadheeyey Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

Hargeysa(Aftahannews):-  Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Cismaan Xuseen Warsame, ayaa qayb ka noqday Fadeexad toddobaadkan ay dad shacab ah iyo Ardayda wax ka barata Machadka tabobbarka Shaqaalaha dawladda ee magaalada Hargeysa fadeexaddaas fashiliyeen, ka dib markii ay Hoolka Xarunta Hay’adda Shaqaalaha ugu galeen Dhalinyaro Wiilal iyo Gabdho isugu jira oo Hoolkaa muddo laba […]

Continue reading …

Madaxweynaha Soomaaliya muxuu ka yidhi ambo-qaadka wadahadallada Somaliland?

Comments Off on Madaxweynaha Soomaaliya muxuu ka yidhi ambo-qaadka wadahadallada Somaliland?

Muqdisho(Aftahannews):- Dawladda Soomaaliya, ayaa ka hadashay wadahadallo ay la lalahayd Somaliland, kuwaasoo dhawaan Warbaahinta Somaliland qaarkeed shaacisay inay Soomaaliya Baarlamaanka uga dhex ololaynayso sidii meesha looga saari lahaa ama loo kansali lahaa. Hase-yeeshee, Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Prof: Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shaaca ka qaaday, in wadahadallada u dhexeeyey Somaliland iyo Soomaaliya ay si toos […]

Continue reading …