Waxaa caawa la ciyaaray kulamda lixaad ee heerka group-yada tartanka xiisaha badan ee Champions League, iyadoo kooxihii caawa ciyaaray ay ugu muhiimsanaayeen, Real Madrid, Paris Saint-Germain, Tottenham Hotspur, Bayern Munich iyo Juventus. Kooxda FC Bayern München ayaa guul weyn ka gaadhay naadiga reer England ee Tottenham Hotspur, waxayna kaga adkaatay 3-1, Kingsley Coman, Thomas Mueller […]
Rio (Aftahannews)-Gilberto Arog oo u dhashay Baraasiil da’diisuna tahay 41 sano ayay ka murugoodeen qoyskiisu ka dib markii la baahiyay inuu shil gaadhi ku dhintay. Warkan waxa qoyskiisa soo gaadhsiiyay Nin ay saaxiib ahaayeen oo qolka maydka ku arkay nin ay aad isugu eegyihiin, waxaana uu u qaatay inuu yahay saaxiibkii, madaama shilka uu ka […]
Continue reading …Midowga Yurub ayaa 250 neef oo geel ah ugu yaboohay dowladda Mauritania ee Galbeedka Afrika, taas oo qeyb ka ah dedaallada argagixiso la dagaalanka iyo adkaynta amniga xuduudaha. Markii geela la gaadhsiiyay magaalada Achemin ee bariga ku taalla, dadkii tuulo joogga ahaa aad ayay ula yaabeen, sababtuna waxa ay tahay in Mauritania ay tahay dalka […]
Continue reading …Ciidamada Booliiska Gobolka Catalonia ayaa ballan qaaday iney dabooli doonaan baahi walba oo loo qabo amaanka inta lagu jiro kulanka xiisaha badan ee 18-ka December la filayo inuu Camp Nou ku dhexmaro kooxaha Barcelona & Real Madrid. Ciidamada (Mossos d’Esquadra) ayaa muujiyay rajo wanaagsan oo ku aadan iney si aan qalalaase laheyn u sugi karaan amaanka, waxeyna […]
Continue reading …Saddexleey uu dhaliyay weeraryahanka reer Brazil Gabriel Jesus ayaa ugu fileynd Manchester City inay 4-1 ku garaacdo kooxda Dinamo Zagreb oo marti loo ahaa kulankoodii ugu danbeeyay ee wareega group-yada Champions League. Man City ayaa xilli hore xaqiijisatay inay kaalinta koowaad uga soo baxday Group C sidaasi darteed kulankii caawa wax micno weyn ah uguma […]
Continue reading …Hargeysa, (Aftahannews)-Telefishinka Bulsho Tv, ayaa dood kulul ka qabsatay siyaasiyiin kala metalayay xisbiyadda mucaaridka iyo xukuumadda.
Continue reading …Hargeysa (Aftahannews)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID, ayaa Sheegay inay Dhawrista Xuquuqda Aadamaha iyo ku Dhaqanka Sharciguba aad ugu liitaan Somaliland, waxaanu eedayn u jeediyey Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Aadan Xaaji Cali. Faysal Cali ayaa sheegay oo ku eedeyay in Guddoomiyaha maxkamadda sarre uu la saftay Madaxweynaha xili uu taagan-yahay muran baahsan oo ka […]
Continue reading …Hague(aftahannews):- Maxkamadda Cadaaladda Dunida ee ku taalla magaalada Hague ee dalka Netherlands, ayaa Arbacadii maanta bilawday dhegaysiga Dacwad ka dhan ah dowladda Myanmar. Myanmar, ayaa lagu eedeynayaa inay xasuuqday Muslimiinta laga tirada badanyahay ee ku nool dalkaas ee Rohingya. Dacwaddan, waxaa gudbisay dowladda Gambia oo […]
Continue reading …Hargeysa, (Aftahannews)-Kaftanka Maanta: Beri ayaa ruwaayad laga dhigay magaaladda Hargeysa. Bal Ilaahay amarkii, dadkii ruwaayaddaasi xilligaasi matelaayey badankooda ama jilayaasha waaweeyn ka ahaaba waxaa u ahaa reer abti qabiil ka mid ah kuwa Hargeysa deegaan ahaan degga ee la yidhaa “reer Gadiid” oo ku abtirsadda qabiilka Sacad Muuse ee beesha Habar Awal. Ragaasi ay reer […]
Continue reading …Hargeysa(aftahannews):- Wasiirka cusub ee Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Waxbarashada Cismaan Jaamac Aadan. Munaasibadda uu Wasiirka dhawaan loo magacaabay Wasaaradda Waxbarashadu xilka kagala wareeegay Wasiirkii hore oo lagu qabtay Jaamacadda Hargeysa, waxaa ka qaybgalay Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska, Agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan […]
Continue reading …