Home » Archives by category » Qalinka Qoraaga (Page 3)

Hal Aan Ka Bartay Madaxweyne Donald Trump – Qalinka Sahra Ciidle Nuur

Comments Off on Hal Aan Ka Bartay Madaxweyne Donald Trump – Qalinka Sahra Ciidle Nuur

Madaxwaynaha Maraykanka Donald J. Trump, dadka badan kiisu hal dhinaca oo negative ah ayay ka eegaan, balse anigu waxaan ka eegay dhinaca kale oo positive ah. Donald Trump markii uu Ku soo biiray tartanka Doorashada Musharaxiintii kale waxba iskaga may tirinayn, Xisbi ga Jamhuurigana si rasmi ah ugamuu tirsanayn oo taageero kamuu haysan, Wuxuu Ku […]

Share Button
Continue reading …

Gorfeynta Buugga “Masraxa Cadaabta”, ee uu qorey Cabdinaasir Axmed Ibraahim W/Q: Khaalid Jaamac Qodax

Comments Off on Gorfeynta Buugga “Masraxa Cadaabta”, ee uu qorey Cabdinaasir Axmed Ibraahim W/Q: Khaalid Jaamac Qodax

Buuggan magaciisu dusha ku xusan yahay baa ka mid ahaa dhawr buug oo hadiyad ahaan magaalada Hargeysa la iiga soo direy. Kolkii aan akhriyeyna, waxaan jeclaaday inaan wixii iiga baxay la wadaago akhristayaasha xiiseeya kala-dhigdhigga dhiganayaasha. Filashadii aan ka filaayey buugga, iyo wixii aan ugu tagey gudaha ayaa isku kay qaban waayey, taasi oo xataa […]

Share Button
Continue reading …

Sujuudda oo la Oogaaday inay Buuqa Ka Saarto Maskaxda – Daraasad Caafimaad By: Dr. Cabdirisaaq-Lixle

Comments Off on Sujuudda oo la Oogaaday inay Buuqa Ka Saarto Maskaxda – Daraasad Caafimaad By: Dr. Cabdirisaaq-Lixle

Muddo haatan laga joogo 1400 oo sannadood ayay ahayd markii uu Nebi Muxamed SCW uu dadka Muslimiinta ah kula dardaarmay inay Sujuudda badiyaan, isla markaana ay Sujuudu tahay xilliga uu qofku Ilaahay ugu dhaw yahay. Haddaba, daah-fur caafimaad oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in Sujuudu wax badan ka tarto caafimaadka jidhka iyo maskaxda Bani’aadamka. […]

Share Button
Continue reading …

Caddaani Kulmiye Ma Dhisaayo! M. Haaruun

Comments Off on Caddaani Kulmiye Ma Dhisaayo! M. Haaruun

“Caddaani kolkii hore-na Illaahay ayaa sameeyay, mar labaadkii-na, Kulmiye ayaa sameeyay…” Maxamed Haaruun – 11 July, 2017 …….. “Qof waliba ujeeddiyo markuu, hadal abaaraayo.  Aqligiisay meel uga ekaan, odhaahtidiisu…” Dhoodaan Illaahay abuurtiisu badanaa! Caddaani kolkii hore-na Illaahay ayaa sameeyay, mar labaadkii-na, Kulmiye ayaa sameeyay, in uu u dhaqmo sida liidata ee uu u dhaqmaayo na, […]

Share Button
Continue reading …

Wax ka Baro Kuway hore u Hodday DP World! Qalinka Cabdikariin Axmed Mooge

Comments Off on Wax ka Baro Kuway hore u Hodday DP World! Qalinka Cabdikariin Axmed Mooge

DP World tariikhdeeda, ayaa ka marag kacaysa in ay tahay Shirkad hadimo, si aan taas Shacabka ugu caddayno waxaan soo qaadan doona waddamo dhawr ah oo DP World ay jaanjaamisay oo halkii ay horumar ka eegayeen ku hambabaray horumar la’aan iyo dib u dhac ku yimi Dekadohoodi! Qormadan waxaan ku soo qaadan doona wadanka Yemen […]

Share Button
Continue reading …

Aqoonta aan u leeyahay Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) – WQ: Maxamed Siciid Cabdillaahi

Comments Off on Aqoonta aan u leeyahay Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) – WQ: Maxamed Siciid Cabdillaahi

Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax) waa abwaan qiime iyo qadarin ku leh bulshada Somaliyeed oo fankiisu gaadhay meel kasta oo Somalidu degto, waa Abwaan ku dayasho mudan. Abwaan Xasan Dhuxul waa tiir-dhexaadka Fanka Somalida, gaar ahaan waa Abwaan Qaran oo ka soo jeeda Somaliland, islamarkaana sammeeyay heeso badan oo qaranimada ka turjumaya, kuwo waddani ah […]

Share Button
Continue reading …

Wasiir Ummaddu Kama Wada Shaqayn Karto Farxaddaada! Faallada Wargeyska Saxafi

Comments Off on Wasiir Ummaddu Kama Wada Shaqayn Karto Farxaddaada! Faallada Wargeyska Saxafi

Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa mar kale shalay wax ka sheegay caqliga dadka dhaliila geedi socodka Siyaasadda Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo. Waxaana uu ku sifeeyay; “Dad cudurro qaba oo horumarka ka soo hor jeedda”. Wasiirku waxaa uu sidan ka sheegay munaasibad shalay loo qabtay biyo-xidheen kooban oo Imaaraadku ka dhisay deegaanka Xunbo Weyne. […]

Share Button
Continue reading …

Muraayadda Waayaha! Waxa Qoray – Maxammad Saleebaan Cumar

Comments Off on Muraayadda Waayaha! Waxa Qoray – Maxammad Saleebaan Cumar

MURAAYADDA WAAYAHA.. “Qormooyin toddobaadle ah oo lafaguraya duruufaha nololeed iyo xaaladaha taagan” Waa xilli adag. Waa abaar dadqalato ah iyo sebaan la adhax jabay. Abaaro baahay, daba-dheeraaday, jiitamay, oo hawaarsaday. Cirku wuu engagan yahay, dhulkuna waa arradan yahay. Xoola-dhaqatadii gabbal baas ayaa u dumay. Duunyadii si xawli ah ayay u le’anaysaa; tarab-tarab ayay u le’anaysaa. […]

Share Button
Continue reading …

Somaliland iyo Saldhig Millateri Carbeed: Sedka & Saamaynta! Qalinka Muuse Jaambiir – Q/4-aad

Comments Off on Somaliland iyo Saldhig Millateri Carbeed: Sedka & Saamaynta! Qalinka Muuse Jaambiir – Q/4-aad

“Waxaan Kuu Cadaynayaa Wax Lacag Ah Oo Kiro Ah Oo Toos  Somaliland Uga Qaadanaysaa Saldhiga  Ma Jirto…”  Wakiil Baashe Cawil Heshiis kasta baahi baa keenta. Cid siman oo daraf kastaaba dantiisa u arkayna way wada galaan. Sidaa darteed cidda saldhiga doonaysa ee la siinayaa dan bay leedahay. Sidoo kale cidda bixinaysa ee laga doonayaa dan […]

Share Button
Continue reading …

Weedhsame oo Maanso ka Tiriyey Boobka Xukuumadda Siilaanyo & Dhaameel-raaca Baarlamaanka

Comments Off on Weedhsame oo Maanso ka Tiriyey Boobka Xukuumadda Siilaanyo & Dhaameel-raaca Baarlamaanka

“Madaxtooyadaydii Murdisoow lagaa yaab! Ama waa la Muuqdaa ama waa la Maqanyee Musdambeedyo badaneey, Magac iyo Marwaad buu Xil Macaan ku leeyee Manfacaad ka jeceleey…” Maansada Muddici ee uu Curiyey Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) “Weligiin-ba Milliqsada, Weligiin Ma Guurtada Malyan iyo Kun Dhaafsada, Weligiinba Muudsada Maarkaha Dhimbiisha ah, Madaddaalo Gudhaysiyo Ismoodsiika Beenta ah Weligiinba […]

Share Button
Continue reading …