Home » Archives by category » Qalinka Qoraaga (Page 2)

Dharaaro Xusuustood: “Waa lays qayaanaynayaa Soomaali qaarow eh…” Maxamed Siciid Gees

Comments Off on Dharaaro Xusuustood: “Waa lays qayaanaynayaa Soomaali qaarow eh…” Maxamed Siciid Gees

“Waa lays qayaanaynayaa soomaali qaarow eh Qosol been ah fool wada qayaxan, qiil aan garanaayo, Booraan afkii laga qafilay qabarna hooseeyo Doqon baa halkii lagu qatali, qoorta soo dhigan’eh Maanaa midiyo lay qarshaa laygu qalidoono” Abwaan Faarax Nuur Wacays                   Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, ayaa dalka Jamhuuriyadda […]

Continue reading …

“Annaguba Shalay!” Qormo Xiiso leh – W/Q: Suxufi Bakhrad M. Kaariye

Comments Off on “Annaguba Shalay!” Qormo Xiiso leh – W/Q: Suxufi Bakhrad M. Kaariye

Intaan ku soo socday buuqa iyo bullaanka meesha ka jira awgeed inay wax dhaceen baan dareemay. Mase jirin wax dhacay ee gaadiidkaa jidka isku soo gaadhay. Ma arkaynin in la weetaynayo amma la horqabateeyay oo gaadhi walba qori lala hortaagan yahay. Markaan soo gaadhay baa dhawr gaadhi dhaqaaqeen, markaasaan gartay in cashuur weydiin iyo hubin […]

Continue reading …

Maxay Tebaysaa Maktabadda Buuhoodle? W/Q: Cabdikariin-Xikmaawi

Comments Off on Maxay Tebaysaa Maktabadda Buuhoodle? W/Q: Cabdikariin-Xikmaawi

27/04/2018, Jimce habeen Sabti soo gelayso ayay ahayd, markii aan ka qayb galay bandhigga dhigane la magac baxay “Maxuu Ninku Been u sheegaa Gabadhuna la oydaa?!!” Dhiganahan oo ay qoraalkiisa iska kaashadeen saddex wiil oo saaxadda qoraalka ku cusbaa. Martiqaad aan ka helay dhalintaas ayaanan ku aaday xafladda oo ka dhacaysay Hoolla Haayadda shaqaalaha ee […]

Continue reading …

Tog-Wajaale: Ganacsatadii Hantidooda ku waayey Masiibadii Dabka, Xaalkoodu Ma; “Ceelna uma Qodna, Ceelalyona uma Maqnaa?” W/Q: C/Risaaq Askar

Comments Off on Tog-Wajaale: Ganacsatadii Hantidooda ku waayey Masiibadii Dabka, Xaalkoodu Ma; “Ceelna uma Qodna, Ceelalyona uma Maqnaa?” W/Q: C/Risaaq Askar

Waxay ku beegnayd 24 Dec 2017 kii , markii Masiibo ka dhashay dab  qabsaday in ka badan lixdameeyo meheradood oo ku yaala Magaalada Tog-Wajaale oo ay ku burburtay Hanti kabadan laba Milyan oo doolar oo ay lahaayeen muwaadiniin ganacsato reer Somaliland ah.                      Ganacsatadaa hantidooda ku […]

Continue reading …

Dharaaro Xusuustood: “25 Sano Ka dib, Yoonis oo Weli Nabad Raadinaya!” Prof. Maxamed Siciid Gees

Comments Off on Dharaaro Xusuustood: “25 Sano Ka dib, Yoonis oo Weli Nabad Raadinaya!” Prof. Maxamed Siciid Gees

Waa Ceerigaabo, waa bishii Ogost ee sannadkii 1993-kii, waa shirkii nabadaynta beelaha gobolka Sanaag. Ergo ka timi bariga Sanaag ayaan u soo horreynaa, waxaana laba xallaaf la noo dhigay qol ka mid ah hudheel dunsan oo xilligaas ku yaallay Ceerigaabo, waana aniga iyo mujaahid Maxamuud Cabdi Cali Bayr. Gidaarrada Hudheelka waxa ku qornaa; ‘Graffiti’ ama […]

Continue reading …

Dharaaro Xusuustood: “La Kala Dheeree, Orodse Maaha!” Prof: Gees

Comments Off on Dharaaro Xusuustood: “La Kala Dheeree, Orodse Maaha!” Prof: Gees

Marka hore waxaan website-yada ka raali gelinayaa in aan ka raago, waayo waxay ahayd in aan duhurkii u soo diro Dharaaro Xusuustood: “La Kala Dheeree, Orodse Maaha” Prof. Maxamed Siciid Gees – Hargeysa Bishii February ee sannadkii1986-kii, ayaan xoolo ka saaray doon ka baxday  tuulada Ceelaayo   oo qiyaas dhan 27 kiilomitir u jirta magaalada weyn […]

Continue reading …

Qisadii I Eridey Qaawanaanta! Qaybta 2-aad – Qalinka: Cabdifataax I. Mursal

Comments Off on Qisadii I Eridey Qaawanaanta! Qaybta 2-aad – Qalinka: Cabdifataax I. Mursal

Waxa hortayda ordaysay iyadoo qaylinaysa Gabadh Xaas ah oo Wiil ay dhashay xambaarsan, taasoo qayb guriga ka mid ah degganayd, ma garanayo goor aan dhaafay. Balse waxaan gadaal u jalleecay iyada oo la kuftay canuggii ay xambaarsanayd oo weli qaylinaysa. “Alla hoogay, Alla hoogay, Alla hoogay oo jabay!….” ayaa ka mid ahaa weedhaha ay Hooyadaasi […]

Continue reading …

Qisadii I Eridey Qaawanaanta! Qalinka: Cabdifataax Ismaaciil Mursal

Comments Off on Qisadii I Eridey Qaawanaanta! Qalinka: Cabdifataax Ismaaciil Mursal

Maan noolayn, manaan dhiman, Aakhiro maan gaadhin ee Ifka ayaan joogay, hase ahaatee, lamaan socon dhacdooyinkii daqiiqadahaas dunida ka dhacayay ama ka socday. Balse waxaan ku war helay Dayaanka wixii dhacay!                         Daahyada, Muraayadaha daaqadaha iyo qaybo ciid iyo sabbad isugu jira oo ka […]

Continue reading …

Maxaad Kala Socotaa Shaqsiyaad Qaab Sharciga Hay’adda Shaqaalaha Baalmarsan Dawladda ugu Shaqeeya?

Comments Off on Maxaad Kala Socotaa Shaqsiyaad Qaab Sharciga Hay’adda Shaqaalaha Baalmarsan Dawladda ugu Shaqeeya?

Hargeysa(Aftahannews):- Inkastoo Muddo Sanad Ku Dhow Ay hay’adaha shaqaalaha dawlada Somaliland Waday Shaqo aad u culus oo Lagu Tirakoobayo Shaqaalaha Dawlada Somaliland, Haddana Wali Waxa jira Shaqsiyaad Ceeb Ku Ah Qaranimada Somaliland Oo Sifooyin Bar madow ku ah Sharciyada hay’ada Shaqaalaha Dawlada Saddax Mushahar uga Qaatar Saddex Wasaaradood oo kala Duwan.         […]

Continue reading …

Maxaad Kala Socota Sharciyadii  Laga Guntay Tartanka Kooxaha Caasimadda?

Comments Off on Maxaad Kala Socota Sharciyadii  Laga Guntay Tartanka Kooxaha Caasimadda?

Qallinka.Khadar Jacayl Xidhiidhka Kubbadda Cagta Somaliland oo ah xidhiidh qaab-farsamo ah u dajiyey tartankii isku dhafka kooxaha caasimadda oo ka koobnaa 29 kooxood oo isugu jiray heerar kala duwan oo bilowday 17/7/2018  soona  dhammaaday 21/09/2018-ka Tartankaa isku dhafka kooxaha caasimadda oo noqday tartankii ugu horreeyay ee la qabto intii Somaliland xorriyaddeedda la soo noqday.Islamarkaanna bulshadda […]

Continue reading …