Home » Archives by category » Qalinka Qoraaga (Page 12)

Taarikh-nololeedkii Marxuum Sheekh Axmed Cali Weerar

Comments Off on Taarikh-nololeedkii Marxuum Sheekh Axmed Cali Weerar

Geeridu waa xaq waana mid ina sugaysa dhammaanteenba inkasta oo saacadda la qaban doono qof ogi aanu jirin. Haddana waa wax aynu wada filayno oo qof diidani aanu jirin. Maalin kasta mid inaga  mid ahaa ayaa tegaya oo aynu habaaska iyo ciidda ku soo rognaa. Hal-doorkii bulshada ee magaca iyo milgaha dhexdeena ku lahaa ayaynu […]

Continue reading …

Sooyaalka Prof Saleebaan Axmed Guuleed..

Comments Off on Sooyaalka Prof Saleebaan Axmed Guuleed..

Guddoomiyaha Jaamacadda Cammuud: qaybta 1-aad..Professor Saleebaan Axmed Guuleed oo ah Guddoomiyaha Jaamacadda Camuud ee ku taalla magaalada Boorama ee Gobolka Awdal oo ah Xaruntii koowaad ee lagu dhigo tacliinta sare ee Somaliland ayaa wareysi taariikhi ah kaga warramay sooyaalkiisa nololeed sida gu’gii iyo goobtii uu ku dhashay, dhismahooda qoysnimo sida waalidiinta, guulaha u qabsoomay iyo […]

Continue reading …

Warancade Weedhihiisa Siyaasiga Iyo Guul-wadaynta Ha U Kala Caddeeyo Shacabka‏

Comments Off on Warancade Weedhihiisa Siyaasiga Iyo Guul-wadaynta Ha U Kala Caddeeyo Shacabka‏

Hashim Goth, Haatuf Reporter..Wasiirka Daakhilga ee Somaliland Cali Warancade oo in badan siyaasada Somaliland ka muuqday mudo aad u dheer oo ku dhaw 20 sano, mudadaasna soo maray xilal kala duwan oo uu ka qabtay wasaarado kala gedisan, ayaa dadweynaha ku nool guud ahaan Somaliland waxay aaminsanaayeen inuu yahay nin daacad ah, isla markaana waxqabad […]

Continue reading …

Ma Sidan Ayay Go’aansadeen!?

Comments Off on Ma Sidan Ayay Go’aansadeen!?

Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare) Waxay dagaal kula jiraan naftooda. Mar walba waxay u heellan yihiin hagardaamaynteeda iyo lurkeeda. Kama damqanayaan halista ay naftoodu ku sugan tahay. Ciddii kala talisa dhibtaas ay wehelka la noqdeen waxay u arkaan dad cadow ku ah nasteexa iyo farxaddooda nololeed. Subax, duhur, galab, habeen iyo xilli kasta oo ay […]

Continue reading …

Shirkad China Ah Oo Hargeysa Keentay Mootooyin Sida Gaadhi-Dameerka Biyaha u Dhaamina Warbixin:

Comments Off on Shirkad China Ah Oo Hargeysa Keentay Mootooyin Sida Gaadhi-Dameerka Biyaha u Dhaamina Warbixin:

Shirkadaha shisheeye ee u heellan maal-gelintu waxay mar kasta ka fikirayaan halka ay fursadi ka jirto iyo hanashada suuq-cusub. Waxaana ay diraan sahamiyeyaal soo indha-indheeya meelaha fursadaha ganacsi laga abuuri karo. Somaliland ayaana ka mid ah meelaha muddooyinka danbe isha lagu hayo ee shirkado ajaanib ahi doonayaan inay ganacsi ka abuuraan. Waxaana ka mid ah […]

Continue reading …

Saaxada Fanka Iyo Xidigihii Qurxiyay TV-ga Qaranka!

Comments Off on Saaxada Fanka Iyo Xidigihii Qurxiyay TV-ga Qaranka!

By: Muste Sheekh Cumar – Tafatiraha Wargeyska Saxafi. Fannaanka in la oggaado Magaciisa/Magaceedda, in lagu xidhmo dhagaysigooda, dabadeed la qabatimo siddii balwadda oo la xiiseeyaa wax howl-yar ma aha, mana jiro heesaa ama koox magaceedu ka soo horeeyay oo mar qudha caro addeg ku baahday ama dhalatay iyaddoo ruux waliba yaqaan, bal fan kasta oo […]

Continue reading …

Wasiirka Keliya ee ku dayashada mudan ee Fuliyay Digreetadii Saacadaha Shaqada ee Madaxweynuhu soo saaray

Comments Off on Wasiirka Keliya ee ku dayashada mudan ee Fuliyay Digreetadii Saacadaha Shaqada ee Madaxweynuhu soo saaray

Qalinka Cabdiqaadir Maxamed Ciid (Bay)..Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Iyo Tacliinta Sare ee Somaliland, Agaasimaha Guud, Agaasimayaasha waaxyaha kala duwan iyo shaqaalaha Wasaradaasi ayaa noqday Madaxda iyo shaqaalaha ugu hor yimaada uguna danbeeya wakhtiga rawaxaada dhammaan Wasaaradaha kala duwan ee Somaliland, sidaana waxa lagu ogaaday sahamin Wakaaladda wararka ee Caalamiga ah ee Hadhwanaagnews ay ugu kuur-gelaysay maalmihii […]

Continue reading …

Dhakhtar aan Jaamacad ka bixin oo Madaxa Qalaya, Lafo-xoolaad iyo Biro-na gelinaya: Warbixin

Comments Off on Dhakhtar aan Jaamacad ka bixin oo Madaxa Qalaya, Lafo-xoolaad iyo Biro-na gelinaya: Warbixin

Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse [Heersare] cabdiheersare01@hotmail.com. http://heersaremuxumed.blogspot.comWeli akhriste ma aragtay mase la kulantay dhakhtar aan jaamacad ka soo bixin oo madaxa qofka beni’aadanka ah qalaya lafo xoolaad gelinaya, dadka jajabay biro iyo lafo gelinaya, guud ahaan-na meel kasta oo qofku ka jabana kabaya. Halkani waa xaruntii hore ee carwada hiddaha iyo dhaqanka ee Hargeysa oo […]

Continue reading …

Ma Siyaasi Baa Mise Waa Suldaan?

Comments Off on Ma Siyaasi Baa Mise Waa Suldaan?

Qalinka: Cabdishakkuur Xaaji Muxumed (Heer-sare)…Waxa la joogaa xilli ay muuqato in la isku dhex milmay. Waxay milgihii iyo hugiiba

Continue reading …

Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa: Sannad Jir aan Socod-baran!

Comments Off on Golaha Deegaanka Caasimadda Hargeysa: Sannad Jir aan Socod-baran!

Faaqidaadda Shabakadda Aftahannews: Hargeysa(AFN):- Inta badan ilmaha ama canuggu marka uu dhasho waxa uu  ku fadhi bartaa waqti bilo ah markuu jiro sida lix bilood, shan bilood, toddoba bilood iyo wii la mid ah, isla markaana waxa uu ku socdaa sagaal bilood,toban bilood illaa sannad sida ay u kla madax-fudud yihiin, una kala caafimaad-qabaan, balse […]

Continue reading …