Home » Archives by category » Qalinka Qoraaga

Mucjisada Suxufi Qoray Buug aanu gacmihiisa u adeegsan

Egland (aftahannews):- Josh Barry oo ah Suxufi, ayey muddo sannado ah ku qaadatay inuu qoro buug ku saabsan noloshiisa, isagoo isticmaalaya xubin ka mid ah jidhkiisa oo aan gacmaha ahayn, ka dib markii uu naafoobay.                     Qoraagan quluubta dad faro badan gilgilay, oo la yidhaahdo Josh […]

Share Button

Xorriyadda Ra’yi dhiibashada iyo Xadhigga Muwaaddiniinta keebaa Sax ah? W/Q: Prof. Mohamoud Hussein Farah

Comments Off on Xorriyadda Ra’yi dhiibashada iyo Xadhigga Muwaaddiniinta keebaa Sax ah? W/Q: Prof. Mohamoud Hussein Farah

Si xun u adeegsiga Sumcada iyo karaamadda madaxweynaha: Xorriyadda Ra’yi dhiibashada iyo Xadhiga Muwaadiniinta keebaa sax ah?                      Hordhac Qormadaydani waxay daaran tahay arin cajiib ah oo baryahan dabe bulshadeena reer Somaliland ku dhex wareegaysay taas oo igu kaliftay inaan qoraalkan kooban diyaariyo markii aan arkey […]

Share Button
Continue reading …

Maxaa kala Qabsaday Muuse Biixi iyo Abwaanka la Xidhay Aabbihii Abees?

Comments Off on Maxaa kala Qabsaday Muuse Biixi iyo Abwaanka la Xidhay Aabbihii Abees?

Xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Abees, waxa uu i xusuusiyey sheeko Aabbihii Abees kaga sheekaynayey xadhiggiisii uu ka gabyey iyo waliba suugaantiisa oo aannu jeclayn, balse Madaxeyne Muuse Biixi ku qanciyey in uu u daayo isagoo Madaxweyne Muuse la dhacsanaa Suugaanta Ina Abees.                 Ibraahim Abees oo ah Mujaahid ay […]

Share Button
Continue reading …

Dharaaro Xusuustood: “Waa lays qayaanaynayaa Soomaali qaarow eh…” Maxamed Siciid Gees

Comments Off on Dharaaro Xusuustood: “Waa lays qayaanaynayaa Soomaali qaarow eh…” Maxamed Siciid Gees

“Waa lays qayaanaynayaa soomaali qaarow eh Qosol been ah fool wada qayaxan, qiil aan garanaayo, Booraan afkii laga qafilay qabarna hooseeyo Doqon baa halkii lagu qatali, qoorta soo dhigan’eh Maanaa midiyo lay qarshaa laygu qalidoono” Abwaan Faarax Nuur Wacays                   Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, ayaa dalka Jamhuuriyadda […]

Share Button
Continue reading …

“Annaguba Shalay!” Qormo Xiiso leh – W/Q: Suxufi Bakhrad M. Kaariye

Comments Off on “Annaguba Shalay!” Qormo Xiiso leh – W/Q: Suxufi Bakhrad M. Kaariye

Intaan ku soo socday buuqa iyo bullaanka meesha ka jira awgeed inay wax dhaceen baan dareemay. Mase jirin wax dhacay ee gaadiidkaa jidka isku soo gaadhay. Ma arkaynin in la weetaynayo amma la horqabateeyay oo gaadhi walba qori lala hortaagan yahay. Markaan soo gaadhay baa dhawr gaadhi dhaqaaqeen, markaasaan gartay in cashuur weydiin iyo hubin […]

Share Button
Continue reading …

Maxay Tebaysaa Maktabadda Buuhoodle? W/Q: Cabdikariin-Xikmaawi

Comments Off on Maxay Tebaysaa Maktabadda Buuhoodle? W/Q: Cabdikariin-Xikmaawi

27/04/2018, Jimce habeen Sabti soo gelayso ayay ahayd, markii aan ka qayb galay bandhigga dhigane la magac baxay “Maxuu Ninku Been u sheegaa Gabadhuna la oydaa?!!” Dhiganahan oo ay qoraalkiisa iska kaashadeen saddex wiil oo saaxadda qoraalka ku cusbaa. Martiqaad aan ka helay dhalintaas ayaanan ku aaday xafladda oo ka dhacaysay Hoolla Haayadda shaqaalaha ee […]

Share Button
Continue reading …

Tog-Wajaale: Ganacsatadii Hantidooda ku waayey Masiibadii Dabka, Xaalkoodu Ma; “Ceelna uma Qodna, Ceelalyona uma Maqnaa?” W/Q: C/Risaaq Askar

Comments Off on Tog-Wajaale: Ganacsatadii Hantidooda ku waayey Masiibadii Dabka, Xaalkoodu Ma; “Ceelna uma Qodna, Ceelalyona uma Maqnaa?” W/Q: C/Risaaq Askar

Waxay ku beegnayd 24 Dec 2017 kii , markii Masiibo ka dhashay dab  qabsaday in ka badan lixdameeyo meheradood oo ku yaala Magaalada Tog-Wajaale oo ay ku burburtay Hanti kabadan laba Milyan oo doolar oo ay lahaayeen muwaadiniin ganacsato reer Somaliland ah.                      Ganacsatadaa hantidooda ku […]

Share Button
Continue reading …

Dharaaro Xusuustood: “25 Sano Ka dib, Yoonis oo Weli Nabad Raadinaya!” Prof. Maxamed Siciid Gees

Comments Off on Dharaaro Xusuustood: “25 Sano Ka dib, Yoonis oo Weli Nabad Raadinaya!” Prof. Maxamed Siciid Gees

Waa Ceerigaabo, waa bishii Ogost ee sannadkii 1993-kii, waa shirkii nabadaynta beelaha gobolka Sanaag. Ergo ka timi bariga Sanaag ayaan u soo horreynaa, waxaana laba xallaaf la noo dhigay qol ka mid ah hudheel dunsan oo xilligaas ku yaallay Ceerigaabo, waana aniga iyo mujaahid Maxamuud Cabdi Cali Bayr. Gidaarrada Hudheelka waxa ku qornaa; ‘Graffiti’ ama […]

Share Button
Continue reading …

Dharaaro Xusuustood: “La Kala Dheeree, Orodse Maaha!” Prof: Gees

Comments Off on Dharaaro Xusuustood: “La Kala Dheeree, Orodse Maaha!” Prof: Gees

Marka hore waxaan website-yada ka raali gelinayaa in aan ka raago, waayo waxay ahayd in aan duhurkii u soo diro Dharaaro Xusuustood: “La Kala Dheeree, Orodse Maaha” Prof. Maxamed Siciid Gees – Hargeysa Bishii February ee sannadkii1986-kii, ayaan xoolo ka saaray doon ka baxday  tuulada Ceelaayo   oo qiyaas dhan 27 kiilomitir u jirta magaalada weyn […]

Share Button
Continue reading …

Qisadii I Eridey Qaawanaanta! Qaybta 2-aad – Qalinka: Cabdifataax I. Mursal

Comments Off on Qisadii I Eridey Qaawanaanta! Qaybta 2-aad – Qalinka: Cabdifataax I. Mursal

Waxa hortayda ordaysay iyadoo qaylinaysa Gabadh Xaas ah oo Wiil ay dhashay xambaarsan, taasoo qayb guriga ka mid ah degganayd, ma garanayo goor aan dhaafay. Balse waxaan gadaal u jalleecay iyada oo la kuftay canuggii ay xambaarsanayd oo weli qaylinaysa. “Alla hoogay, Alla hoogay, Alla hoogay oo jabay!….” ayaa ka mid ahaa weedhaha ay Hooyadaasi […]

Share Button
Continue reading …
Page 1 of 12123Next ›Last »