Home » Entries posted by Aftahan News
Entries posted by Aftahan News

Wasiirka Gaashaandhiggu Muxuu Ka Yidhi Goosashada Taliye Caarre Iyo Jabhadda Ka Abuurantay Sanaag?

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka wasaarada gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar ayaa waxa uu ka hadlay goosashada sarkaal ka tirsanaa Ciidanka qaranka oo lagu magacaabo Taliye Caarre iyo Jabhad ka abuurantay gobolka Sanaag.   Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Share Button

Xog:Maxaad Ka Ogtahay Maxaabiista Ka Soontay Cuntada Ee Ku Xidhan Saldhigga Hargeysa?

Comments Off on Xog:Maxaad Ka Ogtahay Maxaabiista Ka Soontay Cuntada Ee Ku Xidhan Saldhigga Hargeysa?

Hargeysa (Aftahannews)- Xog:Maxaad Ka Ogtahay Maxaabiista Ka Soontay Cuntada Ee Ku Xidhan Saldhigga Hargeysa? Halkan Hoose Ka Daawo

Share Button
Continue reading …

Puntland oo War Cusub ka soo saartay Xaaladda Dawlad-deegaanka, Qabashadii Cabdi Iley & Go’aankeeda

Comments Off on Puntland oo War Cusub ka soo saartay Xaaladda Dawlad-deegaanka, Qabashadii Cabdi Iley & Go’aankeeda

Garoowe(Aftahannews):- Dawladda Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa war cusub ka soo saaray Rabshadihii ka dhacay dawlad-deegaanka Soomaalita Itoobiya iyo go’aanka uga meel-yaal Bililiqadii lagala yaacay magaalada Jigjiga. Warkaas waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:- aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.

Share Button
Continue reading …

Yuusuf Cabdi Gaboobe oo Sheegay Wargeyska Haatuf ee Xayiraadda laga Qaaday iney weli Ciidan Boolis ahi Haysto

Comments Off on Yuusuf Cabdi Gaboobe oo Sheegay Wargeyska Haatuf ee Xayiraadda laga Qaaday iney weli Ciidan Boolis ahi Haysto

Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe, ayaa sheegay inkastoo Wargeyskaas xayiraad muddo sannado ah saarnayd Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ka qaadday, haddana ay Xarunta Wargeyskaas ee magaalada Hargeysa weli haystaan oo ay ku sugan yihiin Ciidammada Booliska ee joogay afartii sano iyo badhkii u dambeeyey ee Warbaahinta Haatuf xayirnayd. Yuusuf Cabdi Gaboobe, waxa uu sheegay […]

Share Button
Continue reading …

Safiir Baashe Cawil Muxuu ka yidhi Xilka uu Madaxweyne Muuse Biixi ka qaaday iyo Ka uu u Magacaabay?

Comments Off on Safiir Baashe Cawil Muxuu ka yidhi Xilka uu Madaxweyne Muuse Biixi ka qaaday iyo Ka uu u Magacaabay?

Hargeysa(Aftahannews):- Safiirkii Somaliland u fadhiyey Imaaraadka Carabta Baashe Cawil Cumar, ayaa sheegay inuu aqbalay xilka uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u magacaabay, isaga oo maanta u magacaabay Wakiilka Somaliland u fadhiyi doona dalka Kenya, xilkaas oo uu markii ay Maanta Magacaabistiisu soo baxday Baashe Cawil la shaaciyey inuu diiday, ayuu sheegay inuu aqbalay.     […]

Share Button
Continue reading …

Afar Kooxood oo kala-agti duwan oo ku Hirdamaya Hoggaanka DDSI By:Barkhad-ladiif M. Cumar

Comments Off on Afar Kooxood oo kala-agti duwan oo ku Hirdamaya Hoggaanka DDSI By:Barkhad-ladiif M. Cumar

Dawladda deegaanka  Soomaalida Itoobiya (DDSI) waxa ka jira siyaasad beelaysan oo hogaanka xisbiga iyo madaxtinimadda loogu tartamayo, afar qaybood oo kala aragti fog baa isku haysta, waa koox uu hogaaminayo Axmed Shide, kooxda labaad waa kuwo ku shirayey Diridhaba oo tan iyo sidii Abiy Axmed loo doortay Addis fadhiya, kooxda 3aad waa ONLF oo iyaguna […]

Share Button
Continue reading …

Is Aqoonso! Qalinka Ridwaan-AkiiD

Comments Off on Is Aqoonso! Qalinka Ridwaan-AkiiD

Saxaafaddu waa tiirka afraad ee qaranimada somaliland,sida uu qeexayo dastuurka dalku,taasi waxay ku tuseysaa muhiimada iyo baaxada mihnada saxafinimadu kaga jirto dhismaha haykalka qaranimo ee somaliland iyo sida ay saxaafaddu u tahay mudanta bulshada kaalin weyna ay ugu lee dahay horumarka ama dibu dhaca bulshada hadba tey tahay marka laga cabir qaadanayo umadda isbadel la […]

Share Button
Continue reading …

Liiska Mashaariic Tiro Badan, Adeegyo Dawladdeed, Shirkaddo iyo Hay’addo Qaran oo Weli Gacanta Ugu Jira Shakhsiyaad iyo Ganacsato Oo Wali Ah Hal-Xidhaale Hor Yaalla Madaxweyne Biixi!

Comments Off on Liiska Mashaariic Tiro Badan, Adeegyo Dawladdeed, Shirkaddo iyo Hay’addo Qaran oo Weli Gacanta Ugu Jira Shakhsiyaad iyo Ganacsato Oo Wali Ah Hal-Xidhaale Hor Yaalla Madaxweyne Biixi!

Hargeysa(Waaberi):-Shacabka Somaliland, ayaa aad u hadal haya wareegto Madaxweynaha Somaliland Md.Muuse Biixi Cabdi uu ku buriyey heshiisyo Xukuumaddii hore ee Axmed Siilaanyo ay ku bixisay Haamihii Keydka Shidaalka ee Berbera, qeybihii Amniga iyo Baarkinka ee Madaarka Hargeysa isla mar ahaantaana uu dib ugu soo celiyey gacanta dawladda maadaama markii hore ay maamulaayeen shirkaddo gaar loo […]

Share Button
Continue reading …

Xil: Naasir X. Cali Shire oo Caddeeyey Cidda Xogta Musuqmaasuq ee ay Kashifeen ka Caawisay iyo inay Xukuumaddu kula Socoto

Comments Off on Xil: Naasir X. Cali Shire oo Caddeeyey Cidda Xogta Musuqmaasuq ee ay Kashifeen ka Caawisay iyo inay Xukuumaddu kula Socoto

Hargeysa(Aftahannews):- Guddoomiyaha Guddiga Dabagalka Hantida Qaranka iyo la-dagaallanka Musuqmaasuqa Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay ciddii ka caawisay Xogo Musuqmaasuq oo ay soo bandhigeen toddobaadkii hore, isla markaana ay eedaymo ugu jeediyeen Masuuliyiin ka tirsanaa Xukuumaddii Siilaanyo iyo Shirkado Ganacsi, waxaanu caddeeyey inay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi kula socoto baadhitaanka Musuqmaasuq ee ay wadaan. Bulshada in […]

Share Button
Continue reading …

Agaasimaha Qorshaynta iyo Wefti kale oo Somaliland Ka Socda oo Madax kala Duwan Kula kulmay Nairobi

Comments Off on Agaasimaha Qorshaynta iyo Wefti kale oo Somaliland Ka Socda oo Madax kala Duwan Kula kulmay Nairobi

Nairobi(Aftahannews):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta & Horumarinta Qaranka Somaliland Mudane Cabdirashiid Ibrahim Sh. Cabdiraxmaan oo hawlo shaqo ugu maqan dalka Kenya Magaaladiisa Nairobi ayaa kulamo la yeeshay Wakiilka Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah ee dalka Japan Shinjiro Amameishi & madaxa mashaariicda ee JICA, Mudane Atsushi IIJIMA.                   […]

Share Button
Continue reading …
Page 1 of 847123Next ›Last »