Home » Entries posted by Cabdifataax Ismaaciil
Entries posted by Mursal@Aftahan

Masuul Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Oo Lagu Eedeeyay in Uu Musuqmaasuqay 100 Million.

AftahanNews{Ceerigaabo} Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Sanaag Ayaa Bulshada Gobolkaasi Ka Deyrinayaan Xaalada ay Ku Sugantahay Wasaaradii caafimadka,iyadoo Masuulkii ugu Sareeyay ee Wasaaradaasi Naasir Cabdiraxmaan Maxamuud Lagu Eedeynayo in Uu Ku Kacay Musuqmaasuq Baahsan,ku Tagri Fal Awoodeed,Waxqabad La,aan iyo Gabi Ahaanba Doorkii Ay Ku Lahayd Caafimaadka Gobolka Oo  Meesha Ka Baxay Xukuumadii Hore ee Hogaaminayay Madaxweyne […]

Siyaasi Cabdiraxmaan Dhoore Oo Loo Doortay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland Ee 2019

Comments Off on Siyaasi Cabdiraxmaan Dhoore Oo Loo Doortay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland Ee 2019

Aftahan News-(BADHAN)-Siyaasi Cabdirxmaan Maxamuud Maxamed Dhoore Oo Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Gobolka Sanaag Ayaa Si Rasmi Ah Loogu Doortay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Puntland Ee 2019 Xildhibaan Cabdiraxmaan Dhoore waxa uu ka mid yahay siyaasiyiinta miisanka Ku Leh Gobolka Sanaag     Halkan Ka Daawo

Continue reading …

“Muuse Qoriguu Garanayaa,Qorigana Anagaa La Naqanaa” Kornayl Caare Oo Fariin Culus Soo Direy.

Comments Off on “Muuse Qoriguu Garanayaa,Qorigana Anagaa La Naqanaa” Kornayl Caare Oo Fariin Culus Soo Direy.

Qardho ( Aftahjan News ) Kornayl Caare Oo ka Mid Ahaa Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Kaga Dhawaaqay Jabhad Deegaanka Qardho ee Puntland isagoona Halkaa Ku Leh Saldhig Weyn Ayaa Maanta Warbahinta La Hadlay Waxaanu Yidhi:  

Continue reading …

Hadba in cid, Meesiga lagu Tijaabiyo Dawladnimadaa Ina Faraysa..” Fihima Yusuf Quunje

Comments Off on Hadba in cid, Meesiga lagu Tijaabiyo Dawladnimadaa Ina Faraysa..” Fihima Yusuf Quunje

“Ugu horeyn waxaan u mahadcelinayaa, shacabka reer Somaliland, gaar ahaan shacabka gobolka Sool, mahadcelintaasi kadib. Shacabka ku dhaqan caasimadda gobolka Sool ee Laascaanood, waxay xaq u leeyihiin in ay addeegayaashii ay aamineen ee dirsandeen u addeegaan oo gutaan waajibaadkii loo doortay. Laascaanood waxay u baahan tahay, Maayar u addeega, waxay u baahan tahay hoggaamin ay […]

Continue reading …

Horumar Caynkee ah ayaa lagu Sameeyey Cusbitaalka Ceerigaabo?

Comments Off on Horumar Caynkee ah ayaa lagu Sameeyey Cusbitaalka Ceerigaabo?

CEERI-GAABO(AFTAHANNEWS):-Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaana door laxaadleh ka qaadatay horumarka dhanka adeegyada caafimaadka ee CIsbitaalka weyn ee magaalada ceerigaabo . Isbitaalka weyn ee Ceerigaabo oo ah ka  ugu da’ weyn xarumaha caafimaad ee ka jira magaalada ayaa loogu adeega si hagar la’aan ah bulshada, iyadoo mudooyinkii u dambeeyay lagu sameeyay dib u habayn balaadhan sidoo kale […]

Continue reading …

Ayaan-Toromso iyo Deeq Dheeg Lammaanaha Jacaylka Full Programe – Daawo

Comments Off on Ayaan-Toromso iyo Deeq Dheeg Lammaanaha Jacaylka Full Programe – Daawo

AYAAN TOROMSO IYO DEEQ DHEEG LAMAANAHA JACEYLKA FULL PROGRAME

Continue reading …

“Ma Odhan karno Somaliland Baan Banaadir Ku Soo Xareyneynaa oo Doorasho Galeysa..” Wasiir Mareeye

Comments Off on “Ma Odhan karno Somaliland Baan Banaadir Ku Soo Xareyneynaa oo Doorasho Galeysa..” Wasiir Mareeye

Muqdisho(Aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga xukuumadda Somaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa  sheegay in xilka uu ka hayo dowladda Soomaaliya uu ka tagayo haddii aan daacad laga noqon sida uu hadalka u dhigay Wadahadallada lala galayo Soomaaliland. Wasiirka ayaa intaa ku daray in uu ka digayo in la bur buriyo sida uu hadalka u dhigay wada hadallada […]

Continue reading …

Xisbiga Mucaaradka Ee Waddani Oo Xukumadda Madaxwayne Biixi Dhaliilay

Comments Off on Xisbiga Mucaaradka Ee Waddani Oo Xukumadda Madaxwayne Biixi Dhaliilay

Hargaisa(AftahanNews) Xog-haye Ku xigeenka Guud Ee Xisbiga Mucaaradka Ee Waddani ayaa dhaliilo Usoo Jeediyay Xukumada Uu Hogaaminaayo Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi xoghaye ku xigeenku waxa xukumadda kulmiye ku tilmaamay inay gabi ahaanba ku fashilan tay sixir bararka baahasan ee dalka ku habsaday sidoo kale waxa uu xoghayuhu sheegay in xukuumada uu soo dhisay madaxwayne biixi […]

Continue reading …

Booqashada oo loo diiday Siyaasi Maxamed Cilmi Miigane 11 cisho xidhan Burco

Comments Off on Booqashada oo loo diiday Siyaasi Maxamed Cilmi Miigane 11 cisho xidhan Burco

“Dadweyne mudaharaad salmiya la hortegay Saldhiga Burco oo ay ku dalbanayaan in xorriyadiisa loo soo celiyo Siyaasi Maxamed Cilmi Miigane” Burco-(Aftahannews)-Siyaasi Maxamed Cilmi Miigane, oo muddo 11 maalmood ah ku xidhan saldhiga magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer, ayaa loo diiday inay booqdaan dadka shacabka ah. Lama garanayo sababta loogu diiday booqashada, Booliska Gobolka Togdheer […]

Continue reading …

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Australia oo Magacaabay Xilal Cusub

Comments Off on Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Australia oo Magacaabay Xilal Cusub

Australia(Aftahannews):- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee dalka Australia Axmed Maxamuud (Axmed-weyne), ayaa shalay magacaabay Xilal cusub oo ka mid ah Xilalka kala duwan ee Hawlaha Xisbiga ee dalkaas.         Qoraalka Magacaabista uu Sameeye Guddoomiye Axmed-weyne oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay Warbaahinta Aftahannews Maanta, waxa uu u dhignaa sidatan:- “Tixraac/XK/XKAUS/0004/2017                                       22/07/2017 Ku: […]

Continue reading …
Page 1 of 167123Next ›Last »