Soomaaliya oo Fasaxday Qaadka Kenya, Sababta iyo Shuruudaha ku Xidhan

Muqdisho(aftahannews):- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay inay fasaxday Qaadka laga keeni jiray dalka Kenya oo ay xayiraad saartay badhtamaha sannadkii hore ee 2020-kii, waxaanay sheegtay in keenista Jaadka…
Wararkii u Dambeeyey ee Khasaaraha ka dhashay Dagaalka Balad-Xaawo, Kenya iyo Somalia oo ka Hadlay

Balad-xaawo (aftahannews):- Ugu yaraan sideed carruur ah ayaa ku dhimatay dagaalka maanta ka dhacay degmada Beled Xaawo ee u dhexeeyay ciidamada dowladda Federaalka iyo xooggaga Jubbaland. Carruurtaas waxaa…
Isxilqaan ay Hoggaaminaysay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo Muqdisho laga Fuliyey

Muqdisho(aftahannews):- Wasaaradda Gadiidka iyo Dulista Hawada XFS oo qayb ka ahayd Maanta is xilqaan Waxa Hogaamiyey Agasaime Guud Cali Gacl iyo Lataliyaha Wasaaradd Shaqaalaha Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista…
Xisbiga UCID Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Tilmaamay Hoggaamiye Aan Khaladaadkiisa Loo Sheegi Karin

Hargeysa (Aftahan) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ku eedeeyay inuu yahay hoggaamiye aan khaladaadkiisa loo sheegi karin. Xoghayaha Arrimaha gudaha…
Cabdillaahi-jawaan Oo Ka Hadlay Waxa Madaxweynaha U Bannaan, Haddii Guurtidu Diido Codsigii Xukuumadda & Xisbiyada

Hargeysa (Aftahan) – Siyaasiga Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan) oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, ayaa ka hadlay waxa Madaxweynaha u bannaan, haddii Golaha Guurtidu diido inay is-waafajiyaan…
Xukuumadda Oo Mabnuucay In Dalka La Dhiso Dhisme Aan Wasaaradda Hawlaha Guud Ansixin Naqshaddiisa

Hargeysa (Aftahan) – Wasaaradda hawlaha guud iyo Guryeynta Somaliland, ayaa soo saartay Awaamiir mabnuucaya in dalka laga dhiso Dhisme aan Naqshaddiisa Wasaaraddu ansixin. Wareegto ka soo baxday Xafiiska…
Safiirkii hore ee Somaliland ee dalka Imaaraatka oo si qoto dheer uga hadlay laba mashruuc oo Imaaratkku ka fuliyay Berbera iyo Burco

Hargeysa (Aftahannews)- Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka carabta , Amb Xasan Yaasiin ayaa si qoto dheer uga hadlay laba mashruuc oo dawlada…
Xildhibaanad Xamsa sh Xuseen Katirsan BFS Oo Eedaysay Axmed Madobaha JBL

Axmed Madoobe iyo Dani waa Sida caruur Caasi Kunoqotay Walidkood Xildhibaanad xamsa sh Xuseen Oo ka mid ah Barlamaanka DFS Oo Waraysi Dheer ay ku bixisay in Degaan…
Madaxweyne Biixi oo booqday Wasiir Maxamed Kaahin oo Cisbitaal la dhigay

Hargeysa (Aftahannews) — Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Shalay Xaalad Caafimaad loo dhigay Cisbitaalka Gargaar ee Magaalada Hargeysa. Wasiir Maxamed Kaahin oo Xaalad…
Dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay in ay dayacday amniga guud ee dalka

Muqdisho (Aftahannews) – .Iyadoo ay sii kordhayaan qaraxyada iyo weerarada qorsheysan ee ka dhacay magaalada Muqdisho iyo qeybo kala duwan oo dalka ah ayaa lagu eedeeyay dowladda Soomaaliya…
Berber: 48 Beerood oo gubtay iyo waxaa sababay

Berbera (Aftahannews) — 48 Beerood ayaa ku gubtay deegaanka Go’da yar oo katirsan gobolka Saaxil kadib markii uu halkaasi dab ka kacay. Sida ay warbaahinta qaranka u sheegeen…
Shacabka Burco Maxay ka yidhaahdeen carwada Ganacsiga?

Burco (Aftahannews)- Shacabka ku dhaqan magaalaada Burco ayaa waxaa ay ka hadleen siday u arkaan Carwada Ganacsiga Somaliland ee Maalintii Afraad ka socota magaaladda Burco.…
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Tabobbar u soo xidhay 400 Macallin

Hargeysa (Aftahannews)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye oo uu wehelinayey agaasimaha guud ee Wasaarada waxbarshada Axmed Abokor Maxamed ayaa maanta tabobar u soo xidhay…
Ciidanka Uganda oo dilay 189 ka tiran Al-Shabab

Muqdisho (Aftahannews) — Millatariga dalka Uganda ayaa sheegay sheegay, in ciidanka Uganda ee ka tirsan howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ay dileen 189 dagaalyahan oo ka tirsan ururka Al…
Dibadbaxyo xooggan oo ka dhacay Ruushka

Moscow (Aftahanews)- Tiro dad ah ayaa la xidhay kaddib markii dibadbaxyo xooggan ay ka bilowdeen guud ahaan dalka Ruushka. Dibadbaxyada ayaa lagu taageerayaa Alexei Navalny oo ah siyaasi…
Miisaanka Maansada Baraarug ee Abwaan Laabsaalax Hargeysa ku Soo Bandhigay

Hargeysa(AFNS):- Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), ayaa Maanso la baxday Baraarug oo ka hadlaysa xaalado…
Abwaan Axmed Batuun oo Gabay Baroor-diiq ah Ka Tiriyey Geerida Xasan Guure

Hoheey gabalkii dhaciyo Ileen goor iyo ayaan Qofbaa galbanaaya oo Ka guura aduunaydee Warkuu c/laahi…
Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganay oo Bulshada u Jeediyey Wacyigelin Muhiim ah

Hargeysa(aftahannews):- Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganay, ayaa soo saaray wacyigelin la xidhiidha ka hor-tagga iyo yaraynta…
Hodan Cabdiraxmaan #Hees Cusub 2020 “Maba ihi Qof Dhiidhiya!” Erayada Abwaan Xarrago

Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Hodan Cabdiraxmaan Dheere, ayaa soo saartay hees macaan oo Jacayl ah, isla markaana…
Filim Cusub iyo Booliska Somaliland 2020

Daawo Filim Cusub oo Booliska Somaliland laga sameeyey 2020. aftahaninc@gmail.com Aftahannews.com Hargeysa/Somaliland.…
Ikraan Maxabe Heesta Samir – Muuqaal Shidan iyo Djibouti 2020

Djibouti(AFNS):- Fannaanadda Ikraan Xuseen Maxabe oo ka mid ah Hooballada reer Jabuuti, ayaa soo saartay…
Khadar Ilkacase Heesta Hodan Cajiib 2020 – Muuqaal

Hargeysa(AFNS):- Fannaanka Caanka ah ee Khadar Ilkacase, ayaa soo saaray bilawga sannadkan cusub ee 2020-ka…
Ismaaciil Dulcad oo Soo Saaray Heesta Raalliyo 2020 – Cajiib

Hargeysa(AFNS):- Fannaanka caanka ah ee Ismaaciil Maxamed Ismaaciil (Dulcad), ayaa 2020-ka soo saaray Hees macaan…
Fannaanadda Xayaad Meydal iyo Heesta Nidar Jacay 2020 Vedio

Djibouti(AFNS):- Fannaanadda Xayaad Meydal, ayaa soo saartay sannadkan cusub ee 2020-ka Hees macaan oo Hal-ku-dheggeedu…
Fannaanadda Ayaan-Hoodo oo Hees Ku Karbaashtay Ragga Naftooda Hafra 2020

Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Ayaan-hoodo, ayaa soo saartay Hees cusub oo hal-ku-dheggeedu yahay Nin Hankiisa Hafraaya, heestaas…
Heesta Go’aan Qaado iyo Codka Macaan ee Nimco Cali Migil – Daawo 2020

Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Nimco Cali Migil, ayaa soo saartay Hees macaan oo Muuqaal qurxoonna lagu ladhay,…
Farxiya Kaba-yare Maaxy ka tidhi Sida Hargeysa loogu Soo Dhaweeyey?

Hargeysa (aftahannews):- Fannaanadda qosolka iyo codka isku-dartay ee Farxiya Kaba-yare, ayaa maanta si diirran loogu…
Xabiiba Balbalaaf oo Wacdaro ka Muujisay Bandhiggii Ciidda 2019 – Heesta Gayaan

Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda caanka ah ee Xabiiba Cabdillaahi Waaberi (Xabiiba Balballaaf), ayaa Wacdaro ka muujisay Barnaamijka…
Nimco Cali Migil oo Hees Shidan Soo Saartay – Ciid Show BC24TV 2019 – Daawo

Hargeysa(AFNS):- Nimco Cali Migil oo ah Fannaanad cod macaan, ayaa soo saartay Hees cusub oo…
Barnaamijka Cawayska Fanka ee Ciidda Carrafo 2019 ee BC24TV – Qaybta 1-aad – Daawo

Hargeysa(AFNS):- Barnaamijka Cawayska Fanka Ciidda Carrafo ee uu diyaariyey Baddacas24TV, isla markaana ka qayb-qaateen Fannaaniin…